Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridday shabakad ka kooban 3 qof oo ka tirsaneyd Al-Shabaab, kuwaas oo ahaa basaasiin kooxda uga howlgalayay gudaha magaalada Muqdisho.
Day: September 24, 2023
Sagaal qof oo loo xiray in ay qish ahaan u bixiyeen imtixaanka ogolaanshaha Kuliyadda Caafimaadla
Booliska Gobolka Khyber Pakhunkhwa ee dalka Bakistaan ayaa soo xiray sagaal qof oo ka tirsan waaxda tacliinta sare, iyagoo lagu eedeynayo inay bixiyeen qishka imtixaanka ogolaanshaha Kuliyadda Caafimaadka. Sida laga soo xigtay Booliska, kooxdan ayaa qaadatay lacag u dhaxaysa 2.5 illaa 3.5 milyan oo Rubbi, taa badalkeedana waxay bixiyeen nuqul kamid ah imtixaanka oo ay ku direen aaladda waxa la isugu gudbiyo ee bulutuuth.
Somalia on track for full debt relief in December, IMF says
Somalia is on course to receive a full debt relief from the International Monetary Fund (IMF) and other lenders in December this year, after making important reforms to boost domestic revenue collection and transparency in management of public finances. After the latest review of Somalia’s performance under the Extended Credit Facility arrangement, the lender said...
Somalia liberated over 45% of Al-Shabab-controlled areas in under a year: PM
NEW YORK: Somalia has managed in under a year to liberate more than 45 percent of the areas formerly held by the terrorist Al-Shabab group, Prime Minister Hamza Abdi Barre said on Saturday. Addressing the 78th UN General Assembly, he called for “the complete and unconditional removal of the arms embargo” that has been imposed...
Celebration of Somali influence on Toronto, ‘Dhis Bulshada,’ comes to Nuit Blanche
Toronto is home to one of the largest Somali diasporas in the country and this year, one of the city’s most popular art festivals will showcase the community’s art, culture and influence here. For the past two years, Aziz Farah has been slowly collecting Somali artifacts through online marketplaces, auctions and estate sales. This week,...
Fleeing militants pose challenge to Somalia’s security
WASHINGTON — As Somalia’s army and allied clan militias continue to drive al-Shabab fighters out of locales in central Somalia, analysts warn the country could still face security threats from Islamist militants on the run. Somalia’s National Army is in the middle of a military offensive against al-Shabab. Since President Hassan Sheikh Mohamud declared a...
DFS oo Abu Dhabi ka doonaysa inay ka caawiso sii joogitaanka ATMIS ee dalka
Abu Dhabi (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku jooga imaaraadka carabta ka horna waxa uu sii maray dalka Jabuuti oo uu kula kulmay Madaxwaynaha dalkaas. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala – hadlay madaxda Jabuuti iyo Imaaraadka carabta sidii gacan loogu siin lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka...
Punland oo ka hadashay Ajanabi DAACISH ah oo u geeriyooday ”gaajo”
Garoowe (Raxanreeb ) Maamul Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay in sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa Daacish uu gaajo iyo harraad ugu geeriyooday dhulka miyiga ah. Waaxda denbi-baadista u qaabilsan Booliska Puntland ee (C.I.D) ayaa xaqiijisay geerida Maxamed Saalim Maxamed oo ka tirsanaa Daacish islamarkaana ka soo jeeda dalka Yemen Ninkan katirsanaa...
Shabaab ku shirayay Ceelbuur oo la sheegay in la duqeeyay + khasaaraha
Ceelbuur (Raxanreeb ) Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in duqeymo xaga cirka ah ay ka fuliyeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaliya ayaa sheegay in duqeymahaas lala eegtay xubno sare oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab oo shir uga socday degmada Ceelbuur. War laga sii daayey...
Museveni oo canaantay Somaliland ”Ma taageersani in Somaliland ka go’do Soomaaliya”
Kampala (Raxanreeb ) War uu ku daabacay bartiisa X ayuu ku sheegay Madaxwaynaha Uganda Yoweri Museveni in waqtiga la joogo sinaba suurtagal u ahayn in Somaliland ay ka go’do Soomaaliya muhiim-na ay tahay midnimada. Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu dhex-dhexaadiyo Hargeysa iyo Muqdisho, ayna u baahan yihiin inay wada shaqeeyaan si...