Day: September 29, 2023

Home » Archives for September 29, 2023
Yaa ah Muwaadin Soomaaliyeed?
Post

Yaa ah Muwaadin Soomaaliyeed?

ARAR : Zurich (Raxanreeb ) Waa maqaal aan ujeedkiisa iyo dulucdiisaba kala soo dhexbaxay qabyo-qoraal dheer oo wejiyo-iyo-ujeeddo-badan ah. Waa qoraal isugu jira wacyigelin iyo aqoon-kororsi. Waxaan maqaalka CASHAR ahaan ugu talagalay shacab-waynaha Soomaalida.Maqaalka oo ka kooban saddex bog, waxaan si gaar ah ugu talagalay keliya dadka u ehelka ah wax-akhriska ee dulqaadka, kartida iyo...

DOOD & Shaki ka dhashay weerarada joogtada ah ee ka dhacaya Hiiraan.
Post

DOOD & Shaki ka dhashay weerarada joogtada ah ee ka dhacaya Hiiraan.

Buulaburde (Raxanreeb )  ka dib weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Buulaburde kaas oo khasaare badan gaystay ayaa waxaa soo baxaya shaki badan. Waxa ka horeeyay qaraxa ismiidaaminta ah ee ka dhacay Buulaburde mid kale oo isagana ka dhacay magaalada Beledwayne ee gobolka Hiriaan. Labaduba waxay gaysteen khasaare lixaad leh oo soo gaaray rayid...

Maxay salka ku haysay in korortada laga damiyo Dhuusmareeb ?
Post

Maxay salka ku haysay in korortada laga damiyo Dhuusmareeb ?

Dhuusmareeb ( Raxanreeb )  Wararka laga helayo magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in xalay korontada laga damiyay magaaladaas. Dad ku sugan Dhuusmareeb ayaa sheegaya in waddooyin ka mid ah magaaladaas loo diiday isu socodka , halkaas oo uu ku sugan yahay MD Xasan Sheekh Maxamuud. Cabsi xoogan ayaa la sheegayaa in xalay ay...

MD Saciid Deni oo laga baafinayo Puntland & halka uu hadda ku sugan yahay
Post

MD Saciid Deni oo laga baafinayo Puntland & halka uu hadda ku sugan yahay

Garoowe ( Raxanreeb ) in ka badan 40 maalin ayuu safar dibad ah ku maqan yahay Madaxwaynaha Puntland Saciid  Cabdullaahi Deni. Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa shalay sheegay in Madaxwaynaha maamulkaas uu shaqo dibada ah ku maqan yahay howsha xukuumaddana uu wado ku xigeenkiisa Axmed Karaash. Hadalkan waxa uu ka danbeeyay markii xubnaha mucaaradka...