Month: October 2023

DIGNIINTA : U  toog haynta El Niño dalalka Soomaaliya ,Kenya & Itoobiya
Post

DIGNIINTA : U  toog haynta El Niño dalalka Soomaaliya ,Kenya & Itoobiya

Muqdisho (Raxanreeb ) Arbacada oo ku beegan 4-ta Oktoobar 6-da galabnimo waxaa bartamaha Soomaaliya iyo Bariga Itoobiya laga filayaa inay ka da’aan roobab lixaad leh oo ay daadad xoog leh ka dhalan karaan. Roobabkaas waxa la filayaa inay socon doonaan ilaa maalinta dambe ee 5-ta bisha October ilaa  habeenkeeda oo dhan. Roobabkaas culus ayaa laga...

Erdogan ”Argagaxisadu nagama guulaysan – karaan marnaba”
Post

Erdogan ”Argagaxisadu nagama guulaysan – karaan marnaba”

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha dalka Turky- ayaa si kulul uga hadlay weerarkii ismiidaamin ahaa ee shalay [ Axad ] ka dhacay magaalada Ankara ee dalkaas. Madaxwayne Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ciidanka amniga ay fashiliyeen weerarkaas oo lala damacsanaa in lagu waxyeeleeyo  muwaadiniinta  Turky-ga. Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Axaddii sheegay in “argagixisada” aysan...

MUQDISHO :  KURSI  lagu murmay oo gacan ka hadal ka bilowday.
Post

MUQDISHO :  KURSI  lagu murmay oo gacan ka hadal ka bilowday.

Muqdisho (Raxanreeb ) Dagaal la isku adeegsaday baangado iyo midiyo oo xalay ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale,Waxaa xalay dagaal la isku adeegsaday mindiyo iyo baangado uu ka dhacay xaafada Siisii ,gaar ahaan afaafka hore ee Masjidka Muumino Ceelbuur. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka bilowday muran ka dhashay maqaayad shaaha...

Atms oo kusoo biirtay dagaalka ka socda Shabeellaha Dhexe
Post

Atms oo kusoo biirtay dagaalka ka socda Shabeellaha Dhexe

Wararka kasoo baxaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ay haatan ku biireen dagaalka ka socda aagga deegaanka Cali Fooldheere oo dhaca duleedka degmada Mahadaay, halkaas oo ay muddo ku go’doonsan yihiin dagaalyahannada qaar katirsan Al-Shabaab.

Post

At least 4 dead as UAE-trained Somali forces clash with clan militia in central Somalia

MOGADISHU (Raxanreeb) – In the heart of Somalia’s Hiiraan region, the town of Maxaas bore witness to a day of relentless combat, leaving at least four soldiers dead and the community gripped by chaos on Saturday. The intense clash unfolded between United Arab Emirates-trained Somali forces, and the local Xawaadle clan militia, sparked by the...

Post

The Rapist, Prosecutor and Adviser: The Unchallenged Rise of One Man in Somalia

MOGADISHU (Raxanreeb) – In the corridors of power in Somalia, one name stood unchallenged, wearing multiple hats: Farhan Hussein Mohamed. A prosecutor, a senior advisor to the Ministry of Information, and notably, the Somali Federal Government’s prosecutor in charge of crimes against journalists, as cited by UNESCO. Yet behind this veneer of authority lay a dark...

Mahad Salaad oo loo diiday Galmudug –Shaki badan oo uu qabo Qoorqoor
Post

Mahad Salaad oo loo diiday Galmudug –Shaki badan oo uu qabo Qoorqoor

Dhuusmareeb (Raxanreeb )  ka dib weerarkii waxyeelada ay ka soo gaartay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa soo baxaya shaki badan oo arintaas ka dhashay. Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa diiday in   Galmudug uu sii joogo isla markaana uu ka soo dego Taliyaha NISA Mahad Salaad oo shaki badan laga qabo. Mahad...

Madaale oo ka degay Dhuusamareeb
Post

Madaale oo ka degay Dhuusamareeb

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaarat magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.