Day: November 6, 2023

Home » Archives for November 6, 2023
WARCUSUB : Weerar TOOS ah oo koox hubaysan ay ka gaysteen  Muqdisho
Post

WARCUSUB : Weerar TOOS ah oo koox hubaysan ay ka gaysteen  Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) koox hubaysan oo watay mooto Bajaaj ayaa bambaanooyin qaraxyo ah ku weeraray gurigii hore ee Marxuum Maxamed Dheere oo ku yaalla D/Shangaani. Dad ku sugan halka ay wax ka dhaceen ayaa RBC u sheegay in muddo kooban ay socotay weerarka bambaano ee kooxahan ay ku qaadeen degmada Shangaani. Halka ay wax ka...

ntony Blinken oo tagay Ankara
Post

ntony Blinken oo tagay Ankara

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa gaaray dalka Turkiga, waxaana safarkiisaani uu qayb ka yahay socdaal ku saabsan arrimo diblumaasiyadeed oo gobolka bariga dhexe uu ku marayo.

Israa’iil oo kordhisay duqeymaha Gaza, dhimashada oo dhaaftay 9,770
Post

Israa’iil oo kordhisay duqeymaha Gaza, dhimashada oo dhaaftay 9,770

Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyay 450 bartilmaameed oo ay laheyd Xamaas, kuwaas oo ku yaalla Gaza, waxaana ciidamada Israa'iil ay sheegeen inay la wareegeen xarun ay ku sugnaayeen Xamaas 24-kii saac ee la soo dhaafay, iyada oo wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ay sheegtay in duqaymaha cirka ay ku dhinteen tobannaan qof.

Qoysas fatahaada Baydhabo ka barakacay
Post

Qoysas fatahaada Baydhabo ka barakacay

Magaalada Baydhabo xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo saacadihii u dambeeyay uu ka da’ay roobka Dayrta waxaa ka dhashay daadad xooggan oo sababay in ay barakacaan qoysas horleh.

Maxkamadda Ciidamada oo dil  ku xukuntay ninkii dilay Awdaango wiilkiisa
Post

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay ninkii dilay Awdaango wiilkiisa

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo haystay Cabdulaahi Cabdi Mustaf oo lagu soo eedeeyay inuu dil bareer ah uu u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) iyo Dable Boolis Daahir Cabdi Mustaf oo loo soo xiray inuu eedeysanaha ku gacan siiyay, isla-markaana uu dilaaga usoo dhiibay qoriga uu dilka ku geystay.

Madaxwaynaha KGS Cabdicasiis Lafta-gareen oo  biyo ay qaadeen
Post

Madaxwaynaha KGS Cabdicasiis Lafta-gareen oo  biyo ay qaadeen

Baydhabo (Raxanreeb ) Wararka aan ka helayno magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa sheegaya in daadadka ku dhuftay magaaladaas saamayn ay ku yeelatay guud ahaan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay iyo deegaanada kale ee maamulkaas. Roobka ka da’ay magaalada Baydhabo ayaa sababay in kumanaan qoysas  guryaha ay ku dumeen isla markaana xaafadaha qaar ay kala...

Duqeynta Gaza, Masoo Dedejin Doontaa Masharuucii Falastiiniyiinta Loogu Rarayey Dal Kale?
Post

Duqeynta Gaza, Masoo Dedejin Doontaa Masharuucii Falastiiniyiinta Loogu Rarayey Dal Kale?

Israel ayaa duqeyn xooggan ka fulinayso Gaza kadib weerarkii ay Xamaas ka fuliyeen goobo ay Israa’iiliyiintu ka degan yihiin hareeraha magaalada Gaza horraantii todobaadkan. Khasaaraha, dhanka Isra’eil waxaa la sheegayaa 1,200 oo u badan shicib, dhaawacuna uu kor u dhaafay 3,000, halka duqeynta diyaaradaha Isra’il ay dileen ilaa hadda in ka badan 1,000 oo Falastiiniyiin...

Post

Thousands trapped in Somalia flash floods – UN

Thousands of people are trapped in flooded areas following heavy rains in Somalia’s Jubbaland state, the UN’s humanitarian agency says. The heavy rains that started last month have elevated the water levels on Juba river, causing flooding in riverine areas of the state, the Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (Ocha) said in a...