Day: November 21, 2023

Home » Archives for November 21, 2023
Labo diyaaradood oo ku burburay Wajeer
Post

Labo diyaaradood oo ku burburay Wajeer

Magaalada Wajeer ee Gobola Waqooyi Bari, ayaa waxaa shalay ku bur-buray halkaasi laba diyaaradood oo ah, nooca qumaatiga u kaca kuwaas oo loogu talalagalay samata bixinta dadka ay fataahada saameeyeen.

MAANTA & SHALAY : Cunaqabatayntii Soomaaliya oo la kordhiyay & sidii ay ku timid
Post

MAANTA & SHALAY : Cunaqabatayntii Soomaaliya oo la kordhiyay & sidii ay ku timid

NewYork (Raxanreeb ) Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ilaa dhamaadka sanadkan sida xubnha Golaha ay ku sheegeen kulan ay ku yeesheen xaruntooda NewYork. Talaabadan ayay u cuskoodeen xubnaha Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay in wali ay jirto baahi loo qabo dhanka amniga taasna ay horseeday in la gaaro...

DENI oo ka guuray Aqalka Madaxtooyada Garoowe ee Puntland
Post

DENI oo ka guuray Aqalka Madaxtooyada Garoowe ee Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland waxaa ka socda dadaalada isimadu ay ku doonayaan in ay ku dejiyaan xiisada ka dhalatay arrimaha doorashooyinka ee deegaanada maamulkaas. Madaxtooyada Puntland ayaa qorsheynaysa sidii looga saari lahaa Madaxweynaha Xarunta Madaxtooyada haddii uu dhaco Dagaalka laga cabsi qabo inuu markale ka qarxo Magaaladaasi, sida ay...

DOHA oo door ka cayaaraysa isu keenista Israa’iil & Xamaas
Post

DOHA oo door ka cayaaraysa isu keenista Israa’iil & Xamaas

Doha (Raxanreeb ) Waxaa soconaya dadaal lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalada ka sii soconaya marinka GAZA halkaas oo ciidanka Israa’el ay ka wadaan duqeymaha xaga cirka ah oo ay ku dhimanayaan dad badan ee reer Falastiin ah. Doorka ku saabsan wada- hadalo dhaxmara Israa’iil iyo Falastiin waxaa cayaaraya Dowlada Qatar oo waqti badan galinaysa...

Mooshin kale oo ka kar- karaya  Nairobi ee dalka KENYA
Post

Mooshin kale oo ka kar- karaya Nairobi ee dalka KENYA

Raxanreeb (Nairobi ) Wararka aan ka helayno magaalada Nairobi dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay isku aruursanayaan xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Ujeedka arintan ayaa salka ku haysa mooshin la sheegay in ay wadaan mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka kuwaas oo aad u diidan hanaanka ay hada wax u wado xukuumadda...