Eritrea’s football federation withdrew its men’s team from 2026 World Cup qualifying owing to fears that players would attempt to seek political asylum during trips abroad, according to sources close to the squad. A joint statement from Fifa and the Confederation of African Football (Caf) on Friday said that “all of Eritrea’s matches have been...
Month: November 2023
‘We know how violence ends, and the consequences,’ Somalia’s president tells Arab News
Somalia knows from bitter experience that a political end cannot be reached by means of violence, Hassan Sheikh Mohamud, the Somali president, has said, discussing the ongoing cycle of violence between Israel and the Palestinians. After decades of political instability, terrorist violence, and foreign intervention, the war-scarred nation on the Horn of Africa has seen...
WARCUSUB : Cadaadis ku yimid in ay kulmaan DENI & Xasan Sheekh
Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa soo ifbaxaya warar ku saabsan in dhawaan ay kulan yeelan doonaan markii ugu horeysay Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo iyo Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI. Labada masuul ayaa in mudda ah u dhaxeysay khilaaf ka dhashay magacaabistii Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare iyo arriamaha doorashooyinka 15-kii May In mudda ah waxaa...
Sawirro: Ra’isulwasaare ku xigeenka dalka oo gaaray Baydhabo
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ra'isulwasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa madaxtooyada Koonfur Galbeed ku qaabilay madaxweyne Cabdicasiis Xasan Laftagareen.
Garaad Jaamac ”Ma aqbalayno sheegashada deegaankeena ee Somaliland ”
Laascanood (Raxanreeb ) Abaalbul dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xilligan Somaliland ay ka wado deegaanadii hore looga saaray ciidanka Somaliland ka dib dagaal halkaas kui dhaxmaray ciidanka Somaliland iyo SSC Dhawr jeer ayaa deegaanada u dhaxeeya labada dhinac ee Somaliland iyo SSC Khatumo ku dhaxmaray dagaal khasaare gaystay isla markaana waxaa laga soo saaray...
Maxay ahayd canaanta MD Xasan u jeediyay Golaha Wasiirada ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwyanaha Dowladda Soomaaliya ayaa goor sii horeysay oo shalay ah ka qayb galay kulan deg deg ah oo ay lahaayeen xubnaha Golaha wasiirada Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay isla xisaabtan dhab ah oo Golaha wasiirada ah , taas oo Golaha qaarkood ay ku warameen in ay tahay...
Koror ku yimid dadka ku dhintay GAZ & Israel oo askar badan laga dilay
GAZA (Raxanreeb ) Marinka GAZA waxaa ka sii soconaya duqeymaha diyaaradah Isreal ay ka gaysnayaan , deegaanka dhulka reer Falastiin halkaas oo dad badana ay ku dhimanayaan . Hay’adaha Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in ay sii kordhaysa dadka ku dhimanaya duqeymaha Isreal ay ka fulinayaan deegaanada Falastiin waxaana isbitaaladu ka go’ay dhamaan adeegyadii...
MUQDISHO miyaa la isku afduuban karaa xilligan ?- FASHIL
Raxanreeb ( Muqdisho ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay aad loo hadal hayay gabar Soomaaliyeed oo la sheegay in laga afduubtay degmo ka mid ah magaalada Muqdisho. Caaliyo Cumar Aways ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho ay ka qafaasheen koox hubaysan oo xiran dharka ciidanka Dowladda Soomaaliya. Muuqaal la soo dhigay...
Xisbullah oo sheegtay inay hub cusub u adeegsatay weerarro ay ku qaadday Israa’iil
Hoggaamiyaha Xisbullah ayaa Sabtidii sheegay inay hub cusub u adeegsanayso weerarrada ka dhanka ah Israa'iil, iyad oo rasaasta la isweydaarsanayo ee xadka koonfureed ee Lubnaan ay sii xoogaysanayso, xilli Israa'iil ay dagaal kula jirto kooxda Xamaas ee Gaza.
Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa ciidamo baddela ATMS
Dowladda Dhexe iyo dowlad-goboleedyada ayaa hadda qaadanaya ciidan boolis ah oo gaaraya afartan kun oo ciidan ah.







