Month: November 2023

Israa’iil oo sii daysay maxaabiis Falastiin , Caruur & haween ayaa u badan
Post

Israa’iil oo sii daysay maxaabiis Falastiin , Caruur & haween ayaa u badan

GAZA  (Raxanreeb ) Hay’adda ICRC ayaa  ku howlan sidii  Israa’iil iyo Falastiin ay isku dhaafsan lahaayeen maxabiista ay kala haystaan , ka dib heshiis xabad joojin ah oo labada dhinac ay wada- gaareen. Heshiiskan oo muddo lagu daray ayaa suurtagal ka dhigay in labada dhinac ay is dhaafsadaan maxaabiis badan waxaana jira in Xamaas ay...

Guddi DENI magacaabay oo la diiday – xaalada Puntland maxaa xiga ?
Post

Guddi DENI magacaabay oo la diiday – xaalada Puntland maxaa xiga ?

Garoowe (Raxanreeb ) Ka dib markii maalmo ka  hor Madaxwaynaha maamulka Puntland uu magacaabay Guddi ka shaqeeya xalinta khilaafka doorasho ayaa waxaa arinkaas ka biyo diiday xubno ka mid ah  mucaaradka Puntland. Shir ka dhacay magaalada Garoowe ee Puntland oo ay yeesheen hoggaamiyaasha mucaaraadka ayay ku sheegeen in Guddigaas uu  yahay mid u xaglinaya Madaxwayne...

Shabaab oo qalgal galiyay  Ganacsiga Muqdisho – Goobo la qarxiyay
Post

Shabaab oo qalgal galiyay  Ganacsiga Muqdisho – Goobo la qarxiyay

Muqdisho (Raxanreeb )  Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya qalqal xaga amniga ah ka dib markii ay soo baxeen warar iska soo horjeeda oo kaga imaanaya Al- Shabaab iyo Hay’adda NISA ee Dowladda Soomaaliya. Goobo badan oo ganacsi ah ayaa la xiray sabab la xiriirta cabsi ganacsatadu ay ka qabaan in waxyeelo ay soo gaarto goobahooda...

WARBIXIN : Cabsi laga qabo in markale ay dilaacaan Burcadbadeed
Post

WARBIXIN : Cabsi laga qabo in markale ay dilaacaan Burcadbadeed

Muqdisho (Raxanreeb ) Afhayeen u hadlay Pentagon ka Mareykan-ka oo lagu magaacaabo Brigadier General Patrick Ryder ayaa sheegay inay ciidamada mareykanka ka hortageen weerar koox burcad badeed Soomaali ah ay ku qaadeen Markab ganacsi oo mareyay xeebaha Badda Cas. Markabka la weeraray oo ahaa nooca Shidaalka qaada ayaa lagu magacaaba Central Park waxaana gacanta lagu...

Xabad-joojintii Gaza oo lagu daray maalmo kale
Post

Xabad-joojintii Gaza oo lagu daray maalmo kale

GAZA (Raxanreeb ) Israa’il iyo Xamaas ayaa isla gartay in mudda laba maalin oo dheeri ah lagu kordhiyo heshiiskii xabbad-joojinta afarta maalin ahaa. Muddo kordhinta heshiiskan xabbad-joojinta oo ay ku dhawaaqday dowladda Qatar, ayaa sare u qaaday rajada laga qabo in la helo xabad joojin dheeraad ah. Waxaa kale oo la filayaa in arrinntani ay...