Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya, halkaas oo si fiican ay ugu soo dhoweeyeen madaxwenaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ku xigeennadiisa iyo guddoomiyaha golaha wakiillada.
Month: November 2023
Waa imisa tirada Maxabiista ay sii daayeen Xamaas & Falastiin- ?
GAZA (Raxanreeb ) Markale Falastiin iyo Israa’iil ayaa is dhaafsaday maxaabiis , taas oo qayb ka ah dadaalo lagu doonayo in nabad loogu soo dabaalo marinka GAZA halkaas oo in mudda ah ay ka socdeen duqeymo. Dadka la sii daayay oo dhanka Xamaas laga fasaxay waxaa ku jiray dad ajaaniib ah iyo muwaadiniin kale oo...
MUQDISHO : Sarkaal Dowladda ka tirsan oo gurigiisa weerar lagu qaaday
Muqdisho (Raxanreeb ) Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la weeraray guri uu ka deganaa degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in weerarkan loo adeegsaday qaraxyo waxaana jira khasaare kala duwan oo soo gaaray ilaalada guriga sarkaalkan. Weerarka ka dib waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka...
Barlamaanka Puntland oo tuuray ka doodista xeerka doorasho
Garoowe (Raxanreeb ) Maanta oo Axad ah sida wararka ay sheegayaan waxaa gebi ahaanba laga saaray ka doodista xeerka doorqshooyinka qof iyo cod ee muranka xooggan ka taagan yahay. Arintan ka saarida Ajandaha ayaa ka danbeeysay, kadib markii uu khilaaf ba’an ka dhex abuuray xildhibaanada Baarlamanka Puntland, islamarkaana saamayn ku yeeshay habsami-u-socodka shaqada golaha. Falanqeyayaasha...
WAR TOLOW COLKA JOOJA !
Garoowe (Raxanreeb ) Maqaalkaan waxaan si gaaban intii karaankayga ah kaga hadlayaa xaalka cakiran ee ka jira Puntland ka dib markay soo dhowaatay mudadii qori isu dhiibka xukunka Puntland. Waxaa soo dhowaaday xilliga ay ku ekayd mudada madaxweynaha talada haya ee 5 sano ahayd ee uu hogaaminayey shicibka reer Puntland. Sharciyan in uu sii joogo...
Qaramada Midoobay oo guul ku sheegtay ku biirista DFS ururma EAC
Xafiiska Qaramada Midoobay, ee Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay ku biirista Soomaaliya ee ururka Bulshada Bariga Africa EAC, iyagoona ku tilmaamay inay tahay guul Soomaaliya usoo hoyatay ayna tahay waddadii Soomaaliya ay dib ugu noqon lahayd maqaamkeedii saxda ahaa ee Beesha Caalamka.
Guddoomiye Aadan Madoobe oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulankii Golaha Shacabka maanta kaga hadlay khudbadiisa uu ka jeediyay kalfadhigii afaraad taasoo uu kaga hadlay dagaalka ka dhanka ah, Al-Shabaab.
Kalfadhiga 4aad ee BJF oo furmaya & buuq ka dhax jira – Maxaa ka socda Golaha
Muqisho ( Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Madaxwaynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa furaya kalafadhiga 4aad ee Golaha shacabka sida Dastuurka KMG ah uu qabo. Warar ayaa sheegaya in xarunta Golaha uu ka bilowday buuq iyo saxan...
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland waa “Qori dableh”
Garoowe ( Raxanreeb ) Magaalooyin ka mid ah maamul goboleedka Puntland waxaa wali ka jira xiisada ka dhalatay doorashada maamulkaas oo ay isku hayaan Saciid Cabdullaahoi DENI iyo siyaasiinta u baratamaysa xilka madaxtinimada . Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka maamulka Puntland ayaa sheegay in ay maqlayaan warar ku saabsan in Guddoomiyaha Barlamaaanka maamulkaas uu daba ka...
Soomaaliya ayaa si Rasmi ah ugu biiirtay Bulshada Bariga Afrika
Arusha (Raxanreeb ) Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah maanta oo Jimca ah ugu biirtay Bulshada Bariga Afrika ka dib muddo dheer socday oo la xiriirta arintaas. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya....