Day: December 8, 2023

Home » Archives for December 8, 2023
Goormee DENI uu magacabayaa Guddiga Doorashada Puntland ?
Post

Goormee DENI uu magacabayaa Guddiga Doorashada Puntland ?

Garoowe ( Raxanreeb )  Markii dhawaan uu shaaciyay Madaxwayne Saciid Deni inuu ka tanasuulay doorasho qof & cod ah ayaa arintaas waxa soo dhaweeyay bulshada deegaanada maamulkaas. Dhinacyo badan oo aad u dhaliilsanaa habka Saciid Deni ayaa sheegay in hadalka Madaxwaynaha uu bogsiiyay boogaha jiray maadama dadka walwal ay ka qabeen in doorashadu ay sababto...

SOMALILAND oo xirtay xubno la shaqaynayay Taliskii NISA ee Fahad Yaasiin
Post

SOMALILAND oo xirtay xubno la shaqaynayay Taliskii NISA ee Fahad Yaasiin

Hargaysa (Raxanreeb ) Magaalada Hargaysa ee Somaliland waxaa lagu xiray sida wararka ay sheegayaan xubno nabad sugid ah oo la shaqaynayay Taliskii NISA ee Fahad Yaasiin. Hay’adda Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa qoraal ay ku baahisay barta ay ku leedahay X ku sheegtay inay gacanta ku dhigtay raggan oo ay sheegtay in ay la shaqayn...