Day: December 27, 2023

Home » Archives for December 27, 2023
Ciidamo xirtay waddada Madaxtooyada Garowe
Post

Ciidamo xirtay waddada Madaxtooyada Garowe

Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaysa magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland, ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa Madaxtooyada maamulka ay isbaaro dhigteen waddada laamiga ah, ee gasha madaxtooyada.

Sarkaal ka tirsan Laanta Socdaalka DFS oo lagu xiray Garoowe+ SABABTA
Post

Sarkaal ka tirsan Laanta Socdaalka DFS oo lagu xiray Garoowe+ SABABTA

Garoowe (Raxanreeb ) sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanada maamulka Puntland ciidanka amniga maamulkaas ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Agaasimaha Laanta Lixaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya u qaabilsan degaannada Puntland Cabdullaahi Cismaan Ismaaciil ayaa  ciidanku ay xabsiga ay dhigeen. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya...

WARBIXIN| Kala-  fogaanshaha ciidanka DFS  & shacabka  Muqdisho.
Post

WARBIXIN| Kala-  fogaanshaha ciidanka DFS  & shacabka  Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waddooyin  ka mid   ah magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya howlgal ay wadaan ciidanka amniga ee Dowladda Soomaaliya kuwaas oo maalmahan noqday kuwo joogta ah . Hase ahaatee waxaa  muuqanaya in  askarta   taagan goobaha ay ka socdaan howlgalada si gaar ah ay u beegsanayaan haweenka xijaaban iyo raga xiran  cimaadaha iyo qamiisyada. Dumar ...

HOOBIYAAL  lagu garaacay xaafado ka mid ah Muqdisho
Post

HOOBIYAAL  lagu garaacay xaafado ka mid ah Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho meelo badan oo ka mid ah waxaa lagu garaacay dhawr hoobiyaal kuwaas oo gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta badan soo gaaray dadka shacabka ah. Degmooyin badan oo caasimada ah ayaa lagu garaacay hoobiyaashan , mana jirto cid sheegatay masuuliyada weeraradan ka dhacay magaalada Muqdisho. Hoobiyeyaashan ayaa si...

Guddoomiyaha Howlwadaag oo  xafiiskiisa kuqaabilay xubno katirsan Hay’adda Aqoonsiga
Post

Guddoomiyaha Howlwadaag oo xafiiskiisa kuqaabilay xubno katirsan Hay’adda Aqoonsiga

Muqdisho (Raxanreeb) – Masuuliyiintan ka socotay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA) ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay maamulka degmada Howlwadaag ee uu hoggaamiyo Guddoomiye Bashiir Cabdi Maxamed Xoosh. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii xarunta degmada Howlwadaag ee Gobolka Benaadir looga hirgalin lahaa xarun diiwaangalinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka. Ugu dambeyn howshaas ayaa ku...