Day: December 28, 2023

Home » Archives for December 28, 2023
Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo ku kulmay Jabuuti
Post

Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo ku kulmay Jabuuti

Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta hal goob isugu keenay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland kuwaas oo maanta gaaray dalkaasi, Jabuiti wuxuuna noqonayaa kulankii 2-aad oo ay yeeshaan Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi.

Muxuu daaran yahay kulanka Xasan Sheekh & Muuse Biixi ?
Post

Muxuu daaran yahay kulanka Xasan Sheekh & Muuse Biixi ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse  Biixi Cabdi Madaxwayanaha Somaliland ayaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Jabuuti. Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka dhoofay maanta oo Khamiis ah magaalada Hargaysa  isaga oo ku  wajahan dalka Jabuuti halkaas oo uu ka dhici doono kulan  dhaxmaraya [isaga] iyo Xasan Sheekh Maxamuud....

WARBIXIN | Villa Somalia oo fashil ka haysta warbaahinta madax banaan.
Post

WARBIXIN | Villa Somalia oo fashil ka haysta warbaahinta madax banaan.

Muqdisho (Raxanreeb  ) In muddo ahba waxaa taagnaa  khilaaf u dhaxeeyay Villa Soomaaliyo iyo warbaahinta  madax banaan ee ka howlgala magaalada Muqdisho  , taas oo ka dhalatay hab dhaqanka waaxda warfaafinta Villa Soomaaliya. Inta badan warbaahinta ayaa caqabad ku qabay  la macaamiilka iyo helida xogta Villa Soomaaliya taas oo ay u sii dheerayd  gabaabsiga ku...