Day: January 7, 2024

Home » Archives for January 7, 2024
‘’ Xasan waxa uu doonayay inuu nagu cadaadiyo wax ka bedelka Dastuurka ‘’
Post

‘’ Xasan waxa uu doonayay inuu nagu cadaadiyo wax ka bedelka Dastuurka ‘’

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in Dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Puntland ay kala kulantay caqabado badan iyo cadaasi xoogan. Saciid DENI oo ku jira Olole  inuu markale soo laabto ayaa sheegay in waxyaabaha ugu badan ee ay kala kulmeen Xasan Sheekh Maxamuud dadka reer Puntland ay tahay...

QM: Dagaalka Gaza waa in uu dhammaadaa
Post

QM: Dagaalka Gaza waa in uu dhammaadaa

Madaxa arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa sheegay in saddex bilood oo Israel ay weerar ku wadday Marinka Gaza uu dhulkaasi ka dhigay meel aan la degaan ah, iyadoo uu shaqaalaha gargaarka ka dhigay in ay qabtaan “howlgal aan macquul aheyn” oo ay doonayaan in ay ku taageeraan dad ka badan laba milyan oo qof.

Maxay tahay ceelasha shidaal ee Itoobiya ka heleyso dhulka Soomaaliya?
Post

Maxay tahay ceelasha shidaal ee Itoobiya ka heleyso dhulka Soomaaliya?

Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cali Xagaa, ayaa shaaca uga qaaday wareysi uu bixiyay xogo xasaasi ah, oo ku saabsan dhulka Itoobiya la siiyay ee Somaliland, heshiiska is afgaradka ahaa ee ku gaareen Addis Ababa, oo ay ku jiraan labo ceel shidaal ah, dhulka la siiyay Itoobiya.