Day: January 12, 2024

Home » Archives for January 12, 2024
DENI , Faroole , Omar Abdirashiid & xubno kale  oo go’ aan adag ka qaatay Xasan Sheekh
Post

DENI , Faroole , Omar Abdirashiid & xubno kale  oo go’ aan adag ka qaatay Xasan Sheekh

Garoowe (Raxanreeb) Shir magaalada Garoowe ka dhacay isla markaana ay isugu yimaadeen madax hadda ah ee kuwa hore ee Puntland ayaa looga hadlay xaaladda dalka iyo siyaasadda Madaxwayne Xasan uu ku wajahayo xaalada dalka gaar ahaan arrimaha Dastuurka. Shirkan waxaa ka qayb galay Madaxwaynaha dib loo doortay Puntland Saciid Deni , Cabdiraxmaan Faroole oo hore...

Xerada Xalane oo la weeraray & Xaaladda  Xamar sida ay tahay ! .
Post

Xerada Xalane oo la weeraray & Xaaladda Xamar sida ay tahay ! .

Muqdisho (Raxanreeb ) Tira hoobiyaal ayaa lagu weeraray xerada Xalane ee xeendhaabka garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ila amni ah ayaa sheegaya ku dhawaad 5-hoobiye in ay ku dhaceen gudaha xerada halkaas oo saldhig u ah Hay’adaha Qaramada Midoobay , Safaarado & Ciidanka ATMIS. Dhawaqa hoobiyaashan ayaa ruxay xaafadaha ku dhaw dhaw xerada Xalane...

WARCUSUB : Ciidanka Itoobiya oo toogasho ku dilay askari ka tirsan Booliska Somaliland.
Post

WARCUSUB : Ciidanka Itoobiya oo toogasho ku dilay askari ka tirsan Booliska Somaliland.

Salaxlay (Raxanreeb ) Ciidanka Itoobiya ayaa Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland iyo qof shacab ah ku dilay deegaanka xadka ku yaala ee Qoolbuulalle oo ka tirsan degmada Sallaxlay. Labada Marxuum ayaa u dhintay toogasho ay ku sameeyeen Ciidanka Itoobiya ee xadka ku sugan. Dhacdadan ayaa argagax ku abuurtay degmada Salalaxlay , halkaas si aad...