Day: January 14, 2024

Home » Archives for January 14, 2024
Maamulka Yaaqshiid oo iska bixin waayay lacag koronto & saamayn ka dhalatay.
Post

Maamulka Yaaqshiid oo iska bixin waayay lacag koronto & saamayn ka dhalatay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Sida xogaha ay sheegayaan ,  waxa hakad ku jira adeegyada maamulka Degmada Yashqiid ee magalada Muqdisho ka dib markii laga jaray korontadii Sida warar aan helayno ay sheegayaan maamulka degmada Yaaqshiid  oo bixin waayay qidmada korontada ayaa  sabab u noqotay in la jaro korontada isla markaana adeegyada qaar hakad ay galaan. Sarkaal...

War ku soo kordhay diyaarad Helicopter  ah oo  u gacan gashay Al- Shabaab.
Post

War ku soo kordhay diyaarad Helicopter  ah oo  u gacan gashay Al- Shabaab.

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar  kala  duwan ayaa  ka soo baxaya dhalashada muwaadiniin saarnaa diyaarad Helicopter  ah oo ku degtay goob ay ku sugnayeen  kooxda Al- Shabaab ee gobolka  galgaduud. Diyaaradan oo ay lahayd  howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa saarnaa shaqaalle caafimaad oo u kala dhashay dalal kala duwan waxaana Qaramada Midoobay ay ku...

Ciyaartoyda KG oo gebi ahaanba isaga tagay magaalada Muqdisho
Post

Ciyaartoyda KG oo gebi ahaanba isaga tagay magaalada Muqdisho

Ciyaartoyda xulka kubbadda cagta ee maamulka Koonfur Galbeed, Soomaaliya, ayaa isaga tagay caasimadda Muqdisho, gebi ahaanba kaddib weerarkii foosha xumaa ee lagu qaaday Jimcihii lasoo dhaafay xilli 3-0 gool lagu garaacay kaddibna waddada loogu galay gaari bas ah, oo ay saarnayeen halkaas oo ciyaartoy qaar dhaawacyo culus kasoo gaaray.