Day: January 23, 2024

Home » Archives for January 23, 2024
Damaca Villa Soomaaliya oo laga soo horjeestay & Xildhibaan ku shiray Muqdisho.
Post

Damaca Villa Soomaaliya oo laga soo horjeestay & Xildhibaan ku shiray Muqdisho.

Muqdisho (Raxabreeb ) Kudlad Xildhibaano ah oo ka soo horjeeda damaca Villa Somalia ee wax-ka bedelka dastuurka, gaar ahaan habraaca loo marayo ayaa kulan ku leh Muqdisho. Xubnahan waxa ay sheegeen in Dowladda qaadi doonto cawaaqib-xumada ka dhalata ficillada shacabka kala qeybinaya ee ay hormuudka ka tahay. Waxa ay sheegeen in aan la joogin waqtigii...

MD Xasan Sheekh dalka ma u horseedi doonaa kala qeybsanaan ?
Post

MD Xasan Sheekh dalka ma u horseedi doonaa kala qeybsanaan ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Fadhiga  Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa  maalinta beri oo Arbaca ah isha lagu wada- hayaa waxaana lagu  wadaa inuu dood ka yeesho arrimaha Dastuurka KMG ah . Xildhibaano   ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegay inay muuqato in la meelmarin doonaa habraaca wax-ka bedelka Dastuurka KMG ee JFS. Sida xogaha aynu ku...

Post

Egypt pledges support to Somalia over Ethiopia-Somaliland MOU, but Somaliland opposes

In a press conference held in Cairo on Sunday, Egyptian leader Abdel Fattah Elsisi assured Somalia of unwavering support in the face of external threats, expressing his commitment to Somalia’s security. The announcement came during an official visit by Somali President Hassan Sheikh Mohamud to the Egyptian capital. “Egypt stands resolute in its commitment to...

Qodobo aan la shaacin oo ay isku fahmi waayeen Xasan Sheekh & Farmaajo.
Post

Qodobo aan la shaacin oo ay isku fahmi waayeen Xasan Sheekh & Farmaajo.

Doha (Raxanreeb ) Warar   kala duwan ayaa ka soo baxay qodobada ay isla soo qaadeen madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxwaynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War  ka soo baxay  Villa Soomaaliya ayaa keliya looga hadlay in madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud  magaalada Doha  uu kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed...

QABYAALAD : Afar qof oo mar qura loo dilay aargoosi qabiil.
Post

QABYAALAD : Afar qof oo mar qura loo dilay aargoosi qabiil.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Cara badadan ayaa ka   dhalatay   dilal salka ku haya  aano qabiil oo ka dhacay saacadihii  la dhaafay deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Afar  qof ayaa  lagu soo waramaya in lagu dilay deegaanada gobolka galgaduud halkaas oo ay ka jirto  dhibaatooyinka ku saabsan dilalka qabaa’ilka salka ku haya ee...