Month: January 2024

Uga yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax ka dhacay  Xamarweyne.
Post

Uga yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax ka dhacay  Xamarweyne.

Muqdisho (Raxanreeb ) Degmada Xamar weyne, Maanta 16 Jan 2024, abaaro 11:40Am, yaa qof naftii haligaa isku qarxiyay banaanka hore ee  makhaayada Alhindi. Qasaaraha ka dhashay, ayaa ah Dhimasho 3 iyo Dhaawaca 2 qofood oo goobta ka dhawaa. Ciidanka Boliiska oo goobta ka dhawaa ayaa eryanayay Hafti-haliga, wuxuuna qarxay isaga oo ciidanka ka cararaya. Hada,...

Farmaajo oo si adag u difaacay shirkadda Hormuud ee NISA weerartay.
Post

Farmaajo oo si adag u difaacay shirkadda Hormuud ee NISA weerartay.

Doha (Raxanreeb ) Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo kahadlay Weerarka Hey’adda NISA ee Shirkada Hormuud Telecom. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Farmaajo ayaa lagu yiri:- Xanibaadda xarumaha iyo joojinta shaqada Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo Bangiga Salaam Soomaali, waa mid dhaawac ku ah sumcadda dhaqaale ee dalka, walwalna ku abuuraysa ganacsatada Soomaaliyeed. Dalkeennu waxa...

WARCUSUB : Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta gobolka Banaadir.
Post

WARCUSUB : Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta gobolka Banaadir.

Muqdisho (Raxanreeb ) Faafaahin ayaa ka soo baxaysa qarax maanta ka dhacay meel  kaabiga ku haysa xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qaraxa  la maqlay ayaa   ka dhacay Xarunta aaga dowladda hoose ee  halkaas oo la sheegay in ay ka socotay howlmaalmeedka gobolka. Saraakiisha ammaanka qaarkood ayaa inoo xaqiijiyay in Qaraxaasi uu ka dhacay Darbiga...

JABUUTI  ‘’Ciidan cusub ayaynu gaynaynaa gudaha Soomaaliya‘’
Post

JABUUTI  ‘’Ciidan cusub ayaynu gaynaynaa gudaha Soomaaliya‘’

Jabtuuti (Raxanreeb )  Dowladda Jabuuti oo ka mid ah dalalka ciidamada nabad ilaalinta ay ka joogaan Soomaaliya ayaa ciidan cusub oo xoojinaya ciidamadii horay uga joogay Soomaaliya u soo dirtay. Ciidamadaan cusub ayaa ah kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya kala qeyb qaadanaya xoojinta amniga, la dagaalanka Ururka Al-shabaab iyo waliba Kordhinta wadashaqaynta ka dhaxaysa labada ciidan...

Morocco oo horkacaysa  isu keenista Soomaaliya iyo Itoobiya.
Post

Morocco oo horkacaysa  isu keenista Soomaaliya iyo Itoobiya.

Morocco (Raxanreeb)  Waxaa soconaya dadaalo lagu doonayo in la isku keeno dalalka Soomaaliya  iyo  Itoobiya  kuwaas oo ay hormuud ay ka  yihiin dalalka  ku jira Jaamacadda Carabta. Dadaaladan waxaa lagu  waramayaa in ay horkacayaan dalalka uu ka mid yahay Morocco oo qabanaysa shir deg deg ah oo ZOOM ah oo ay ka qayb gali doonaan...

Abiy  Ahmiyad  miyaa tagaya todobaadka  Hargaysa Somaliland ?
Post

Abiy  Ahmiyad  miyaa tagaya todobaadka  Hargaysa Somaliland ?

Hargaysa (Raxanreeb )  waxaa wali kacsan xiisada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya  ka dib markii ay la macaamishay Itoobiya Somaliland oo uu madaxwayne ka yahay  Muuse Biix Cabdi. Itoobiya  ayaa ku adkaysanaya in heshiis rasmi ay  dhanka badda ah ay la gashay Somaliland oo sheegta in ay ka go’aday Soomaali inteeda kale hase ahaatee aysan...

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka  oo u hanjabay Mahad Salaad + SABABTA.
Post

Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka  oo u hanjabay Mahad Salaad + SABABTA.

Muqdisho (Raxanreeb )  Buuq badan ayaa ka dhashay weerar qaawan oo ciidanka NISA maanta oo Isniin ah ay ku qaadeen xarumaha kala duwan ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud. Masuuliyiin ka tirsan shirkada ayaa u xiran  Hay’adda NISA oo ciidankeeda tagay maanta xarunta way nee shirkadaas ay ku leedahay suuqa Bakaraaha ee magaalada Muqdisho. Xildhibaano ka tirsan...