Month: January 2024

Mucaaradka Puntland oo shir deg deg  yeeshay & Karaash oo afka furtay.
Post

Mucaaradka Puntland oo shir deg deg  yeeshay & Karaash oo afka furtay.

Garoowe(Raxanreeb) xubnaha cusub ee Barlamaanka maamulka Puntland ayaa hubinti la’aan ku  keentay siyaasada maamulka Puntland iyo hanaanka doorashada maamulkaas. Magaalada Garoowe waxaa goor dhaw shir deg deg ah isugu yimid xubnaha mucaaradka ee u tartamaya , doorashada madaxtinimada maamulkaas kuwaas oo qaadacay xubnaha xildhibaanada ee la dhaariyay. War si wadajir ah ay u soo saareen...

Xildhibaanada cusub oo la diiday   & rasaas laga maqlayo xaafadaha Garoowe
Post

Xildhibaanada cusub oo la diiday   & rasaas laga maqlayo xaafadaha Garoowe

Garoowe (Raxanreeb ) Sida uu shaaciyay  Guddoomiyaha  Guddiga doorashooyinka Puntland waxa  uu Guddiga doorashada uu diiday , xubnaha cusub ee Barlamaanka Puntland. Isaga oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Garoowe Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka , Isxaaq Axmed Xasan ayuu sheegay in xubnaha Barlamaanka cusub ay yihiin kuwo aan sharci ku fadhin. Guddoomiye Isxaaq ayaa sheegay in liiskaas...

Baarlamaanka cusub ee Puntland oo kulmay iyo ammaanka oo la adkeeyay.
Post

Baarlamaanka cusub ee Puntland oo kulmay iyo ammaanka oo la adkeeyay.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland maanta oo Isniin ah waxaa waxaa lagu dhaariyay xubno cusub oo ah Barlamaanka cusub ee maamulkaas kuwaas oo bedeli dooni kuwii hore Qoraal kooban oo ka soo baxay xog-hayaha Baarlamanka Cabdirisaaq Xiddig Warsame ayaa lagu wargeliyay xubnaha cusub in soo xaadiraan munaasabadda dhaarinta Baarlamanka. “Waxaa dhammaan...