Month: February 2024

DILAL ka sii socda magaalada Muqdisho- BAJAAJLE ayaa la dilay.
Post

DILAL ka sii socda magaalada Muqdisho- BAJAAJLE ayaa la dilay.

MUQDISHO (Raxanreeb) –  Goobjoogayaal ayaa sheegay inSarkaal ka tirsanaa ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya ayaa darawal Mooto Bajaaj ku dilay waaxda Calasow dheere ee degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho. Sida la sheegay dilka ka dib sarkaalkan ayaa isaga baxday goobta uu dilka ka gaystay oo markii dambe ay soo gareen ciidamo ka tirsan  dowladda Federaalka ah...

SOMALILAND  : Natiijada baaritaan lagu sameeyay  Meydka Marxuum Dahable.
Post

SOMALILAND  : Natiijada baaritaan lagu sameeyay  Meydka Marxuum Dahable.

Hargaysa (Raxanreeb )-Somaliland ayaa sheegtay in baaritaan ay ku samaysay maydka AUN Cabdi-Naasir Muuse Dahable kaas oo maydkiisa loo qaaday Somaliland . Natiijada- baaritaanka Maydka ayay Somaliland waxay ku sheegtay in ay u soo baxday in marxuumkaas si arxan darra ah loo dilay , isla markaana ay ka muuqato jirdil iyo ceeji. Waxa ay ku...

Fadeexo dul hoganaysa Xafiiska xeer ilaaliyaha Korarka dilalka iyaga sabab u ah
Post

Fadeexo dul hoganaysa Xafiiska xeer ilaaliyaha Korarka dilalka iyaga sabab u ah

Muqdisho (Raxanreeb ) – Sida aad ka war qabtaan, waxa sii badanaya dilalka ula-kaca ah ee ay geysanaayaan dadka rayidka ah, dadka rayidka ah waxan ula jeedaa qof kasto oo aan ka tirsaneyn ciidamada noocyadadooda kala duwan. Waxa aan filayaa in aad is weydiisay sababta ka danbeyso arintaas, sida aan aniguba isku weydiiyay. Marka aan...

Somaliland oo baaraysa maydka sarkaal DFS oo  lagu dilay Muqdisho.
Post

Somaliland oo baaraysa maydka sarkaal DFS oo  lagu dilay Muqdisho.

Hargaysa (Raxanreeb ) – Magaalada Hargaysa ee Somaliland maanta oo Sabti ah waxaa laga dejiyay maydka AUN sarkaal muhiim ahaa oo ka tirsanaa Hay’adda duulista – hawada Soomaaliya. Garoonka Aadan Cadde ayaa laga duuliyay maydka Dahable halkaas oo ay ku sugnayeen xildhibaano labada aqal ah oo deegaan doorashadooda ay tahay Somaliland. Aabaha dhalay marxuunka ayaa...

XOG : Saciid DENI ma waxa uu raadinayaa wasiiro diidan Villa Somalia ?
Post

XOG : Saciid DENI ma waxa uu raadinayaa wasiiro diidan Villa Somalia ?

Garoowe (Raxanreeb )- Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya shirar kala duwan oo looga hadlayo dhismaha xukuumad cusub oo bedesha tii hore. Madaxwaynaha dib loo doortay Saciid DENI ayaa wada shirarar kala duwan oo uu la qaadanayo qaybaha bulshada oo uu kala hadlayo dhismaha Golaha wasiiradda. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wajiyo cusub...

Farmaajo oo  Barlamaanka kaga doodi doono Dastuurka , Garoowe-na ku wajahan.
Post

Farmaajo oo  Barlamaanka kaga doodi doono Dastuurka , Garoowe-na ku wajahan.

Muqdisho (Raxanreeb)-  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan uu soo gaaro magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa lagu sheegay ujeedka xilliga ee Soomaaliya inay tahay dood badan oo uu ka qabo wax ka bedelka Dastuurka KMG ah  ee Villa Soomaaliya si aad ah ay u riixayso. Madaxwaynihii  hore oo...

‘’Soomaaliya way is difaaci doontaan haddii Itoobiya  sii wado heshiiska Somaliland ‘’
Post

‘’Soomaaliya way is difaaci doontaan haddii Itoobiya  sii wado heshiiska Somaliland ‘’

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in Soomaaliya ay ka xun  tahay in Itoobiya ay soo fara galiso madax banaanida Soomaaliya isla markaana heshiis ay la gasho Somaliland. Madaxwaynaha ayaa sheegay in ay qaadi doonto Soomaaliya talaabo kasta oo ay isaga difaacayso duulaan kaga yimaada  Itoobiya oo heshiis muran badan dhaliyay...