Day: May 16, 2024

Home » Archives for May 16, 2024
Ra’isul Wasaaraha waddanka Slovakia oo la toogtay
Post

Ra’isul Wasaaraha waddanka Slovakia oo la toogtay

Ra’iisulwasaaraha dalka Slovakia Robert Fico ayaa si xun ugu dhaawacmay dhowr xabbadood oo loogaga dhuftay qeybo ka mid ah jirkiisa Arbacadi, laakin ku xigeenkiisa ayaa warbaahinta u sheegay in uu rumeysan yahay in Fisco uu ka babaadi doono dhaawacyada soo gaaray.

XOG : Shirka madasha maxaa ku cusub ?- Qodobo la isku mari la’ yahay wali .
Post

XOG : Shirka madasha maxaa ku cusub ?- Qodobo la isku mari la’ yahay wali .

Muqdisho (Raxanreeb )- Shirka  madasha wadatashiga Qaran ayaa galay maalintii sedaxaad  oo  hoggaamiyaashu ay  dood adag ka  yeelanayaan arrimaha doorashooyinka iyo wax ka bedelka  Dastuurka iyada oo aan ilaa iyo hadda laga gaarin wax natiijada ah. Qodoba ugu adag ayaa ahaa , doorashooyinka maamul goboleedyada iyo tan Federaalka ah waxana jira sharuud ay soo bandhigeen...

RW Xamsa Cabdi  shir muhiim ah kaga qayb galay Bahrain.
Post

RW Xamsa Cabdi  shir muhiim ah kaga qayb galay Bahrain.

Bahrain  (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray magaalada Manama ee Dalka Bahrain, halkaas oo uu kaga qeyb galayo meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta. Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka warbixiyay ahmiyadda ay Soomaaliya u leedahay meertada 33-aad ee Shirka Jaamacadda...

BAYDHABO : Dadkii ugu badnaa oo lagu xiray xabsiyada Koonfur Galbeed.
Post

BAYDHABO : Dadkii ugu badnaa oo lagu xiray xabsiyada Koonfur Galbeed.

Baydhabo (Raxanreeb )- Ciidanka maamulka Koonfur Galbeed ee ku  sugan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa  gacanta ku soo dhigay tiradii ugu badnaa oo dhallinyara ah  kuwaas oo ay ku eedayanayaan ku lug lahanshaha falal amni darro. Dadkan  ayaa inta badan laga soo qab qabtay xaafadaha kala duwan ee magaalada Baydhabo halkaas oo saacado badan...

Muxuu yahay hubka Mareykanka uu siiyay DFS ee Soomaaliya ?
Post

Muxuu yahay hubka Mareykanka uu siiyay DFS ee Soomaaliya ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaaDowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska Xooggu Dalka ee Danab. Gaadiidkaan ayaa loogu talagalay inay ku howl-galaan guutada 16aad ee kumaandooska Danab XooggaDalkaSoomaaliyeed, waxaana Taliyaha ciidanku kula wareegay munaasabad oo kooban oo ka dhacday Muqdisho. Sii Hayaha xilka...