Safiir Dowladda Soomaaliya, ee Dalka Turkiga u fadhiya, Fatxudiin Cali Maxamed, ayaa booqday mid kamid ah Xabsiyada ku yaalla Magaalada Ankara oo ay ku xiran yihiin Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kiisas kala duwan u xiran.
Month: May 2024
Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo ku soo dhacday Sool.
Laascanood (Raxanreeb )- Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa kuso dhacday deegaanka Kalcad ee degmada Taleex ee gobolka Sool. Lama oga waxa sababay dhicitaanka diyaaradaan mana jirto faahfaahino laga helayo dhicitaanka diyaaradan. Dadka deegaanka ayaa sheegay in shaki badan ay abuurtay diyaaradan aan duuliyaha lahayn ee ku soo dhacday deegaanka. Saraakiisha SSC – Khaatumo ma...
Booliska UK oo xabsiga dhigay dad is-hortaagay tarxiilka muhaajiriinta
Ciidamada Booliska ee Britian ayaa xabsiga u taxaabay illaa 45 qof Khamiistii, kuwaas oo isku dayayey inay hor-istaagaan, in dadka magangelyo doonka ah laga qaado goob ay deganaayeen.
Turkiga oo sheegay inuu joojinayo dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israa’iil
Turkiga ayaa Khamiistii ku dhawaaqay inuu joojinayo dhammaan noocyada ganacsi ee kala dhaxeeya Israa’iil, ilaa ay ka oggolaato in gargaarka uu si aan caqabad lahayn u soo galo Gaza inta uu socdo weerarka ka dhanka ah Xamaas ee Marinka Gaza.
Somaliland “Taageerada beesha Caalamka ee DFS waxay khatar ku tahay amnigeena “.
Hargaysa (Raxanreeb )-Somaliland ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada Reer Galbeedku siyaan Soomaaliya ay khatar ku tahay daganaanshaheeda. Warbixin uu baahiyay Millateriga Somaliland ayaa lagu sheegay in deeqaha dhaqaale iyo tababarka ciidamada ee Waddamada Galbeedka iyo Carabtu ay siiyaan Soomaaliya ay khatar ku yihiin amaanka Somaliland, warbixintu waxay sheegtay in askar ay tababareen waddamada Maraykanka...
XOG : Maamul goboleedyada oo sharuud ku xiray shirka madasha & fashilka doorasho qof & cod.
Muqdisho (Raxanreeb )- Shirka madashada wada-tashiga Qaran ayaa wali ka qabsoomin magaalada Muqdisho waxaana la filyay in todobaad ka hor uu ka qabsoomo caasimada sida uu ahaa qorsha Villa Somalia. Dib u dhaca ku yimid shirka ayaa sabab looga dhigayaa khilaaf ka dhax jira qaar ka mid ah hoggaamiyaasha maamul goboleedyada & Dowladda Federaalka ah...
laftagareen & Catriona Laing oo ka wadahadlay arrimo muhiim ah.
Baydhabo (Raxanreeb )- Madaxwaynaha dowlad Goboleedka koofur galbeed iyo Ergeyga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Catriona Laing ayaa ka wada-hadlay qabsoomida shirka madasha wadatashiga Qaran. Madaxweynaha koofur galbeed Mudane Cabdicasiis laftagareen oo gabangabadii kulanka saxaafadda la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii ay labada dhinac ka wada hadleen,...
Arab League Backs Somalia’s Sovereignty, Rejects Somaliland Deal
At the recently concluded Third Arab Economic and Cooperation Forum in Doha, the Arab Ministers of Foreign Affairs affirmed their solidarity and full support for the Federal Republic of Somalia’s position on its sovereignty over all its lands. The ministers backed Somalia’s stance that considers the “Memorandum of Understanding” signed on January 1, 2024 between...
Somalia rising as source of remittances for Kenya and Uganda
According to data at the diplomatic missions in Mogadishu, there are more than 35,000 Ugandans in Somalia, remitting between $50,000 and $60,000 per day, compared with Kenyans, whose remittances average $500,000 million per day. “We just need to wake our people to add value to the skills that we want to market here in order...
BELEDWAYNE oo kala xiran & xaalad adag oo halkaas ka taagan.
Beledwayne (Raxanreeb )- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya roobab xoogan oo ku dhawaad 5 saacadood oo xiriir ah ka da’ay Xalay gudaha iyo daafaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Roobka oo ahaa mid xooganaa ayaa sababay in laga barakaco xaafado ka tirsan magaalada Baledweyne, gaar ahaan laamaha Kutiimbo iyo Raadeerka oo ka mid...







