The first group of Somali pilgrims to arrive in Mecca on Thursday was verified by Mukhtar Robow, the country’s minister of endowment and religious affairs. For thousands of Somalis, this is the start of their Hajj pilgrimage journey. This marks the commencement of the Hajj pilgrimage journey for thousands of Somalis. Hajj, an annual pilgrimage...
Month: May 2024
FBI number crunchers track taxpayer cash to house, vehicle purchases in Feeding Our Future trial
The final witness for the prosecution in the Feeding Our Future trial told jurors how she traced the defendants’ alleged purchases of vehicles, property and airline tickets back to taxpayer-funded child nutrition programs. Seven Twin Cities-area defendants face federal charges, for allegedly stealing $47 million in meal funds by exploiting pandemic-era rule changes that allowed...
WARCUSUB : Khasaare xooggan oo ka dhashay dagaal ka dhacay Galmudug.
Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Dagaal culus ayaa ka dhacay maanta oo Sabti ah deegaanka Ceel-Barafaange ee gobolka Galgaduud,waxaana uu u dhaxeeyaa dadka deegaanka iyo maleeshiyaad garab ka helaya ururka As. Isgaarsiinta ayaa hawada laga jaray inta uusan dagaalku bilaaban waxaana sidoo kale la maqlayaa hubka nuuciisa culus oo deegaanada fog fog laga soo warinayo. Inta la...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo dembi ku waysay 12 masuul oo loo haystay ‘’Musuq’’.
Muqdisho (Raxanreeb )- Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday maanta xukunka loo heysto dhowr eedeysane oo loo heystay Musuq maasuq. Dadkaan ayaa kala tirsanaa hay’addaha kala ah. Socdaalka, Wasaaradda Maaliyadda iyo Xafiiska Hantidhowrka Qaranka. 1-Maxamed Aadan Koofi Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda wax dambi ah oo lagu waayay 2-Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) Agaasimihii...
Maxaa keenay in Madaxda DFS Soomaaliya u daba- fadhiistaan Ruto.
Muqdisho (Raxanreeb )- Kenya weli xor ma noqon, gacanta gumaystaha ayeyna ku jirtay markii uu Madaxweynihii Maraykanka ee xilligaa John F. Kennedy aqalka cad ee ku casuumay AUN RW C/rashiid Cali Sharmarke. Si la mid ah sida uu maanta Joe Biden ugu qaabilay Madaxweynaha Kenya William Ruto. Waxaa laga joogaa 64 sano, laakiin haddii aad...
Maxkamadda ICJ oo Isra’il ku amartay in ay joojiso duullaankeeda Rafax
Maxkamadda ICJ oo Isra'il ku amartay in ay joojiso duullaankeeda Rafax
Ciidamada Macawiislayda oo saanad ciidan kasoo furtay Al-Shabaab
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa howlgal culus oo maanta ciidanka Macawiisleyda ee ku sugan Galgaduud ku qaadeen kooxda Al-Shabaab, kaas oo khasaare culus lagu gaarsiiyay kooxda, hub badana looga soo furtay halkaasi.
Putin oo ku eedayay Washington dhimashada Madaxwaynihii Iiraan.
Moscow (Raxanreeb )- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ku sugan caasimadda dalka Belarusia ee minsk ayaa shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu qabteen dhiggiisa dalkaas Alexander Lukashenko ayay ugu hadleen geerida Madaxweynihii dalka Iran, dhoolatuska nukliyeerka ah ee uu Ruushka qorshaynayo, iyo dagaalka Ukraine. Putin iyo Aleksandar ayaa si wadajir ah Mareykanka iyo...
MARKAB si xoog ah loogu soo furtay kooxaha burcadbadeeda Soomaalida.
Muqdisho (Raxanreeb )- Hawlgalka ATALANTA, oo ah ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda, ayaa ku guuleystay in markabka M/V BASILISK ee ka babanayay calanka Liberia laga sii daayay rag looga shakiyay burcad badeednimo. Markabka oo ay saarnaayeen 17-shaqaale ah ayaa la weeraray maalintii Khamiista ee 23-kii May, xilli uu marayey badweynta Hindiya, meel...
Wasaaradda Gaashandhigga oo talaabo qaaday.
Muqdisho (Raxanreeb )-Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay how-lagllo ay ciidanka dowladdu ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeeladda dhexe ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle. Ciidanka kumaandoska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay agagaarka magaalada Ruun-nirgood ee gobolkaShabeeladdadhexe iyo degaanka toora toorow ee Shabeeladdahoose, sida uu sheegay Afhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Maxamed Xasan....







