Month: February 2025

Ciidanka Puntland oo guulo muhiim ah ka gaaray dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish
Post

Ciidanka Puntland oo guulo muhiim ah ka gaaray dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland ayaa howlgal culus kawada buuraha Calmiskaad, gaar ahaan aagga togga Jeceel oo shalay dagaallo xooggan ka dhaceen. Sidoo kale, Saraakiisha hor kaceysa dagaalka ayaa sheegay in jab xooggan ay gaarsiiyeen  Daacish, waxa ayna sheegeen in ay wadaan howlgal sifeyn ah oo ay kusoo afjarayaan firxadka kooxda...

Xirintaanka Hay’adda USAID ee Mareykanka oo sababtay dagaal dhexmara Ilahaan Cumar & Elon Musk
Post

Xirintaanka Hay’adda USAID ee Mareykanka oo sababtay dagaal dhexmara Ilahaan Cumar & Elon Musk

New York (Raxanreeb online) – Maamulka Trump ayaa sheegay in mar kale xirayaan oo aanay shaqayn doonin xarunta dhexe ee Hay’adda Gargaarka Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ee ku taalla bartamaha Washington DC, taasoo ka dhigan in shaqaalaha hay’adda laga hor istaagi doono inay galaan xarunta maalintii labaad iyadoo la qorsheynayo in hay’addan la xiro...

Ciidanka Puntland oo saakey dhowr jiho ah ka weeraray kooxda Daacish
Post

Ciidanka Puntland oo saakey dhowr jiho ah ka weeraray kooxda Daacish

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland oo wada hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar dhawr jiho ah ku qaaday degaannada ay weli kooxda Daacish kaga harsan yihiin ee togga Jeceel. Sidoo kale, qaar kamid ah ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku qalabaysan hubka culus ayaa saaka ilaa afar jiho...

DEG DG: Dagaal culus ayaa ka qarxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo
Post

DEG DG: Dagaal culus ayaa ka qarxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dagaal culus ayaa saakey aroortii ka qarxay Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo waxaana ku dagaalamaya laba Ciidan oo kala taageersan Jubbaland iyo DF. Sidoo kale, dagaalka oo ah mid xoogan ayaa goordhow ka qarxay bartamaha magaalada, waxaana labada ciidan ay isku hayaan gacan ku heynta degmadaasi. Dhanka kale, dadka deegaanka ah...

WARCUSUB | dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Baardheere , GEDO.
Post

WARCUSUB | dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Baardheere , GEDO.

Baardheere (Raxanreeb ) –Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-Goboleedka Jubbaland, ayaa saaka ka  dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo dhashay khasaara dhimasho & dhaawac uu ka dhashay. Goobjoogayaasha ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegaya in  dagaalka ay ku dhinteen xubno  muhiim ah , saraakiil iyo askar labada dhinac ah  , maadama ...

Implications of Trump’s decision to cut off American contributions to global aid: A case study of Somalia
Post

Implications of Trump’s decision to cut off American contributions to global aid: A case study of Somalia

Mogadisho (Raxanreeb online) – President Donald Trump’s recent decision to freeze American contributions to global aid through USAID has sent shockwaves across the international community, particularly in countries heavily reliant on foreign assistance. Among the most affected is Somalia, a nation where nearly 70% of its annual budget is funded by donor contributions. With a...

Ciidanka Puntland oo udaatay buuraha iyo godadka ku hareereysan Togga Jeceel ee buuraha
Post

Ciidanka Puntland oo udaatay buuraha iyo godadka ku hareereysan Togga Jeceel ee buuraha

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka howlgalka ladagaalanka ciribtirka argagixisada Puntland ayaa maanta wada howlgal balaaran oo lagu beegsanaayo dagaalyahannada kooxda Daacish, waxa uuna howlgalkan maanta ka socda dhoor aag oo ay ugu horreeyaan togga Jaceel ee buuraha Calmiskaad. Sidoo kale, Ciidamada oo aad u diyaarsan ayaana maanta wada howlgal si weyn loo qorsheeyay oo ka...

Xildhibaan Cabdirxam cabdishakuur oo baarlamaanka ugu baaqay in xilka katuuraan Xamse
Post

Xildhibaan Cabdirxam cabdishakuur oo baarlamaanka ugu baaqay in xilka katuuraan Xamse

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaalada adag ee xilliggan dalka ku jiro, xilli ay shacabka Caasimadda Muqdisho wajahayaan xaalad dhaqaale xum oo aad u baahsan iyo barakicin dowladda kala kulmayaan. Sidoo kale, Xildhibaanka ayaa xusay in xaaladda dalka ay kasii dareyso maalinba maalinka ka danbeeya, waxa...

Puntland Security Forces Seize Boat Carrying Military Supplies Off Bari Coast
Post

Puntland Security Forces Seize Boat Carrying Military Supplies Off Bari Coast

Garowe, Somalia — Puntland security forces have intercepted a vessel carrying military supplies, including uniforms and other military equipment, off the coast of the Qaw area in the Bari region. The Puntland Counter-Terrorism Task Force confirmed that the boat was manned by Somali nationals, who are currently under investigation to determine the intended recipients and...

Trump oo hakad galiyay muddo 30 cisho ah canshuurtii uu kusoo rogay Mexico & Canada
Post

Trump oo hakad galiyay muddo 30 cisho ah canshuurtii uu kusoo rogay Mexico & Canada

New York (Raxanreeb online) – Madaxweynaha markale dib loo darte ee Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii dib udhigay canshuur-kodhinti uu ku sameeyay badeecadaha ay Canada iyo Mexico ay u soo dhoofiyaan gudaha Mareykanka, canshuurtaas oo gaareysay 25%. Sidoo kale, dib udhigista canshuurta lagu soo rogay Mexico iyo Canada ayaa timid kaddib marki uu madaxweyne Trump...