Pakistan ( Raxanreeb Online) Waxaa lagu soo warramayaa inay korortay tirada dadka ku dhintay weerarkii gantaallada oo ay Hindiya ku garaacday Pakistan. Tirada dhimashada dada rayidka aj ayaa haatan gaartay 10 qof, sida uu BBC-da u xaqiijiyay sarkaal sare oo milatari. Ha yeeshee afhayeenka milatariga Pakistan, Lt Gen Ahmed Sharif Chaudry, waxaa uu sheegay in...
Month: May 2025
Soomaaliya iyo Qatar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowladda Qatar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Abdullah bin Salem Al Nuaimi, oo booqasho ugu yimid. Labada mas’uul ayaa kulankooda waxa diirada lagu saaray xiriirka labo geesoodka ah ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo...
MW Xasan Sheekh oo la kulmay Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la yeeshay Jeneraal Michael E. Langley, oo ah Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), ayagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amni ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka. Kulanka ayaa sidoo kale waxaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta dadaallada wadajirka ah...
Villa Somalia oo war kasoo saartay shirka golaha wadatashiga qaran ee maanta furmay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Shirkan waxaa ka qeyb galaya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Ra’iisul wasaare ku-xigeenka, hoggaamiyaasha dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hir-shabeelle, Khaatumo iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. “Qoraal kasoo baxay madaxtooyada...
Garsoore Cabdulqawi oo kasoo horjeestay go’aan kasoo baxay maxkamadda ICJ
Hague ( Raxanreeb Online) Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa laashay dacwadda Suudaan ee ka dhanka ah Imaaraadka Carabta, iyada oo sheegtey in aysan awood u lahayn. Suudaan ayaa ku eedeysey Imaaraadka in ay xasuuq ka geysatay gudaha dalkaas, iyada oo gacan siinaysa kooxda RSF. Garsooraha Soomaaliyeed, Cabdulqawi Yuusuf ee ka tirsan ICJ ayaa...
Duqeymo maalintii saddexaad oo xirriir ah ka dhacay Suudaan
Suudaan ( Raxanreeb Online) Maalintii saddexaad oo xiriir ah, ayaa weerarro diyaaradaha aan duuliyayaal lahayn (drones) lagu qaaday magaalada dekedda leh ee Port Sudan, taasoo si weyn u carqaladeysay garoonka caalamiga ah ee kaliya ee dalkaasi ka shaqeynaya. Warbaahinta Suudaan ayaa sheegtay in qaraxyo ay dhaceen isla markaana dab uu ka kacay meel u dhow...
Maxey kawada hadleyn wasiirka Ganacsiga Somalia iyo safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Aadan Geesood, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş. Kulankan oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ahaa fursad muhiim ah oo labada masuul ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga....
Dad loo soo qabtay kab lagu dhuftay madaxweynaha Kenya
Nairobi ( Raxanreeb Online) Warbaahinta Kenya ayaa ku warramaysa in saddex qof la xiray kaddib markii kabo lagu tuuray madaxweyne William Ruto, xilli uu dad la hadlayay. Muuqaalo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada, ayaa lagu arkay Ruto oo ka hadlaya dusha sare ee gaari xilli uu socdaal ku marayay galbeedka Kenya markii kabaha lagu...
Maxaa diirada lagu saari doonaa shirka golaha wadatashiga Qaranka oo maanta furmaya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta la filaya in magaalada Muqdisho, uu ka furmo shirka golaha wadatashiga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda dhexe iyo qaar kamid ah dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir. Shirkan oo shir guddoomin doono madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa, arrimaha amniga iyo doorashooyinka dalka....
Madaxweyne Lafta-gareen oo booqday furimaha dagaalka
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka si uu ugu dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida ee halkaas ugu sugan, isla markaana Dagaal adag kula jira kooxda Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha hoggaanka ciidamada, isagoo warbixin ka dhageystay xaaladda amni, guulaha laga gaaray...









