Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya u masaafurisay siddeed nin oo Soomaali ah, kuwaas oo muddo ku dhow bil lagu hayay saldhigga ciidamada badda Mareykanka ee Guantánamo Bay ee dalka Cuba. Raggaasi ayaa lagu hayay xarunta kaddib markii ay hay’adaha socdaalka Mareykanka ku soo rogeen amarro masaafurin ah. Khamiistii ayay mas’uuliyiinta Mareykanku bilaabeen...
Day: September 26, 2026
Fahad Yaasiin oo cambaareeyey dhimista lacaga loo qoondeeyo Askarta dhimatay
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), Fahad Xaaji Yaasiin Daahir, ayaa cambaareeyay go’aan uu sheegay in lagu dhimay xuquuqda dhaqaale ee loo qoondeeyo hawlgabka, ciidamada ku naafoobay difaaca dalka iyo qoysaska askartii ku dhimatay gudashada waajibaadkooda qaran. Fahad Yaasiin ayaa sheegay in dadkaasi ay mudan yihiin daryeel...
Xuutiyiinta Yemen oo weerar culus ka fuliyay Sacuudiga
Riyaad ( Raxanreeb Online) Isbahaysiga uu Sacuudiga hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaallo ballistic ah oo ay Xuutiyiintu soo rideen. Afhayeen u hadlay isbahaysiga ayaa sheegay in difaaca cirka Sacuudigu uu qabtay oo burburiyay laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn, kuwaas oo...
NISA oo sheegtay in duqeyn ka dhacday Shabeellaha Dhexe ku dishay xubno katirsan AS
Shabeellaha Dhexe ( Raxanreeb Online) Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa sheegtay in duqayn ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay hay’adda NISA, ayaa lagu sheegay in duqaynta ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo saaxiibada Soomaaliya ka taageera hawlgallada cirka, waxa ayna xaqiijisay...



