Day: November 6, 2022

Home » Archives for November 6, 2022
Xamsa Barre oo la kulmay dhakhaatiir katimid Jabuuti
Post

Xamsa Barre oo la kulmay dhakhaatiir katimid Jabuuti

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhakhaatiir ka socday dalka Jabuuti oo Muqdisho u yimid sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen gurmadka loo fidinayo dhaawacyada dadka ay wax yeelladu ka soo gaartay xasuuqii kooxaha khawaarijta ah ay ka geysteen isgoyska KM5 29-kii bishii hore

Cali Jeyte iyo xildhibaano soo gaaray Muqdisho
Post

Cali Jeyte iyo xildhibaano soo gaaray Muqdisho

Waxaa caasimadda Muqdisho soo gaaray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ay wehlinayeen Xildhibaannada kala ah Maxamed Cabdikhaadir Maxamed, Maxamed Cabdullaahi Buraalle oo katirsan Golaha Shacabka FS, iyo Xildhibaan Guhaad Cabdulle Jimcaale oo ka mid ah Baarlamaanka Hirshabelle