Day: November 20, 2022

Home » Archives for November 20, 2022
Post

Dad lagu dilay Kalaab habeenkii lagu caweeyo

Nin hubaysan ayaa rasaas ku furay goob habeenkii lagu caweeyo oo ay isugu tagaan dadka isku jinsiga ah ee wax kala raadsada oo ku taal gobolka Colorado ee waddanka Mareykanka, isagoo halkaasi ku dilay shan qof halka 18 kalana ay ku dhaawacmeen.

MD Xasan Sheekh oo magacaabay  Guddoomiye ku xigeenada G. Banaadir & Xoghayaha.
Post

MD Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenada G. Banaadir & Xoghayaha.

Muqdisho ( Raxanreeb )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Mudane Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo MaaliyaddaMudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo AmnigaMudane C/Casiis Cismaan...

Post

Dab khasaare gaystay oo ka kacay kaalin- shidaal deegaanka Bacaadwayn ee Mudug.

Gaalkacyo ( Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya deegaanka Bacaadwayn ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas uu ka kacay  dab xoogan  oo khasaare gaystay Dabka ayaa lagu soo waramayaa inuu  ka kacey kaalin shidaan oo markaas lagu shubayey Shidaal. Wararka aan ka heleyn ayaa sheegaya in khasaaro dhimasho iyo dhaawac iyo mid hantiyeed jiraan oo...

Post

Laftagareen ” Waa soo dhawaynayaa in laga wadahadlo doorashada KGS”

Baydhabo ( Raxanreeb ) Madaxweynaha KGS C/casiis Laftagareen oo soo dhaweeyay shirkii shalay uu ku Baaqay Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Sheekh Aadan Madoobe. War ka soo baxay Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in talaabo wanaagsan ay tahay wada hadalada la xiriira bilaabida kulamo dib u heshiiseed. Waxa lagu sheegay Lafta gareen in ay soo dhawaynayaan...

Post

Dhismaha Madaxtooyada Galmudug oo xarigga laga-jaray

Dhuusamareeb ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Madaxtooyada Galmudug. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku bogaadiyey madaxda dowlad-goboleedka Galmudug dadaalka xooggan ee ay galiyeen dhismaha xarumaha danta guud ayaa tilmaamay in hirgelinta mashruucan...