Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta kooxda Al-Shabaab ka xoreeyey degaanka Wabxo oo hoos taga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Day: November 8, 2022
Maleeshiyaad la wareegay garoon diyaaradeed oo ku yaalla Mudug
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad beeleed ay la wareegeen gacan ku heynta garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolkaasi
Tababar cusub oo maanta loo furay ciidamo ka mid noqonaya Danab
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawa Yuusuf Raage ayaa xerada ciidanka kumaandooska Danab ee Ballidoogle wuxuu tababar ugu furay askar cusub oo ku biireysa ciidanka xoogga dalka
MD Xasan ” Soomaaliya dhibaato xoog badan ayaa ka soo gaartay isbedelka Cimilada “
Sannadkan aan ku jirno in ka badan siddeed boqol oo milyan oo qof oo Afrikaan ah ayaa waxaa heysta cunto yari. ..
Maxay ka wada-hadleen Xamse & dhigiisa Kaamil.
celiyay Ra'iisul Wasaare Kaamil soo dhaweynta walaaltinimo, ayaa xusay sida ay Jabuuti mar walba u garab taagan..
Khilaaf ka dhashay Golaha Deegaanka Caabudwaaq.
Odayaasha dhaqanka degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud..
Xero lagu tababarayay Al – Shabaab oo ciidanka Dowladda la wareegay caawa.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku howlan sidii ay ugu guulaysan lahayd kooxda Al- Shabaab...
Guddoomiye Cali Jeyte oo ka war bixiyay safar uu ku yimid Muqdisho
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan ayaa maanta ka warbixiyey safar shaqo oo uu kusoo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, xilli ay howlgallo ay ka socdaan gobolka uu maamulo.
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Garowe
Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Shil gaari oo Maanta ka dhacay Magaalada Garowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland shilkaas ayaa sababay dhimashada labo qof halka labo kalena ay ku dhaawacmeen.
Ilhan Cumar oo lagaleysa tartankii ugu adkaa haweyney madow ah
Kaddib markii ay ku guuleysatay doorashadii is reeb-reebka ee xisbigeeda, Ilhan Cumar waxay doorashada Maanta oo Tallaalado ah dhacaysa kula tartami doontaa haweeney iyadana Madow ah oo la yirahdo Cicely Davis oo ka socota xisbiga Republican-ka.