Waxaa degaanka Aato ee Gobolka Bakool ka bilaawday kulamo looga tashanayo howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab, kaas oo ay yeesheen Saraakiisha Ciidamada dowladda, kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed & kuwa dowlad degaanka Soomaalida ee liyuu Boolis.
Day: November 14, 2022
Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray lacagta la dhaqo &….
Muqdisho ( Raxanreeb ) Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo war saxaafadeed kasoo saaray lacag dhaqista iyo ka hortaga maalgalinta Argagixisada. Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya:
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleed ka socday Sh.Dhexe.
Waxa soconayay labadii maalin ee u danbeeyay dadaallo lagu doonayay in xal nabadeed laga gaaro dagaal beleedkaas...
Mareykanka ‘”10 Milyan oo Doollar ayaa la siinayaa cidii keenta xogta seddax sarkaal oo ka tirsan Al- Shabaab”
Xubnaha farta lagu fiiqay ee abaalmarinta lacagtaas dhan ayaa ah seddax horjooge oo kala oo kala ah Axmed Diiriye, Jehad Mustafa iyo Mahad Karatee..
Wadaad taageersanaa Ururka Al-Shabaab oo laga soo qabtay Ceelasha Biyaha.
Waxa la sheegay in wadadadkan oo lagu magacaabo Mustaf Cali Caanood..
Ciidamada AmnigaTurkiga oo soo bandhigay Haweenay ka dambeysay qaraxii Istanbul.
Illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa..
Shir laga yeeshay halka lagu qabanayo fadhiyada Golaha shacabka .
Kulanka Guddiga Joogtada Golaha Shacabka BJFS ayaa lagu falanqeeyay go’aaminta goobta lagu qabanayo furitaanka Kalfadhiga 2aad ..
Soomaaliya maxay ka baran kartaa habka maareynta qaraxii Istanbul ?
Qaraxyadadu ma ahan wax ku cusub Turkiga, oo dalkani waxa uu leeyahay taariikh dheer oo leh fallaagooyin hubeysan iyo argagixiso....
Madaxda caalamka oo canbaareeyay qaraxii Istanbul
Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax galabnimadii shalay ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, halkaas oo ay ku dhinteen dad fara badan.
Isku day khaarijin uu ka badbaaday taliya CID-da G/Mudug
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya rasaas xalay saq-dhexe ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, taas oo lagu furay guri uu magaaladaasi ka degan yahayn taliyaha CID gobolka Mudug Mahad Cabdi Jaamac