Day: November 28, 2022

Home » Archives for November 28, 2022
DFS oo ka qeybgashay shirka ururka iskaashiga Islaamka
Post

DFS oo ka qeybgashay shirka ururka iskaashiga Islaamka

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS  Hon. Jibril Cabdirashid Xaaji iyo wefti uu hoggaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey, ayaa magaalada Istanbul ee dalkaas kaga qeyb galay shirka Wasiirada ee meertada 38aad ee iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga Ururka Iskaashiga wadamada Islaamka(OIC).

Post

Ciidanka Dowladda oo gudaha u galay saacado badan ka dib Hotelka Villa Rose.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidamada amaanka Dowladda Federaalka ayaa gudaha u galay goor dbaw inta badan Hotelka Villa Roosr halkaas oo gudaha ay ugu jiraan kooxda Al- Shabaab. Waxa la sheegay in la toogtay koox ka mid ah xubnihii ka dhex dagaalamaysay. Hotelka oo ku yaala meel cariiri ah oo aan ahayn goob lagu dagaalami...

Post

Howlgal ka socda wali Hotelka Villa Rose oo ay gudaha u galeen kooxda Al- Shabaab.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Wali waxaa soconaaya dadaalada lagula jiro siduu lo soo afjari lahaa werarkii xalay fiidkii ay alshabaab ku qadeen Hotel Villa Rosa oo ku yaalo xayndaabka madaxtooyada Wali waxaa la maqlayaa dhawaqa rasaasta ay is dhafsanayaan kooxdi weraraka soo qaaday iyo ciidamada amaanka Lama qIyaasi karo qasaaraha rasmiga ee ka dhashay werarka...

Post

Dib ayaa loo dhigay kulankii wada jirka ahaa ee labada gole BFS.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dib ayaa loo dhigay kulankii wada jirka ahaa ee labada gole BFS. Fariintaan ayaa loo diray XildhibaanadaDhammaan xildhibaanadda Golaha Shacabka BJFS waxaa lagu wargelinayaa in kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole BFS dib loo dhigay. Guddoonka labada gole ayaa dib ka soo sheegi doona fadhiga xiga. Arrintan ayaa salka ku haysa...