Day: November 27, 2022

Home » Archives for November 27, 2022
Post

Booliska Soomaaliya ” Waxaa socda howlgal lagu soo afjarayo weerarka ka socda Hotelka  Villa Rose ee Muqdisho “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidanka Amniga ee Dowladda Soomaaliya  ayaa wada hawlgal lagu soo afjarayo weerarka kooxda Al- Shabaab ku qaaday Hotelka Villa Rose ee kaabiga ku haya Madaxtooyada. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in goobta laga badbaadiyay dad isugu jira Shacab iyo masuuliyiin kale. “Caawa fiidkii ayaa koox Khawaarij ah waxay weerareen Hoteel...

Post

DEG DEG: Qaraxyo  ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Somalia & Aaga Godka Jilocow.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Qaraxa laga maqlay Muqdisho gaar ahaan aagga Villa Rossa ee ku dhaw  godka Jilacow ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan wararka horudhaca ah weerarka lagu qaaday Guriga Mukhtaar Roobow oo ah Wasiir ka tirsan  xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Rasaas  xoogan iyo qarax kale ayaa goor dhow laga maqlay goobtaas lamana oga illaa...

Post

Askar ku waxyeelowday qarax ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Duhurnimadii Maanta Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya oo soo xir xiray Dad shacab ah oo laga rabay sida la tilmaamay Canshuurta Guryaha ayaa Miinnada Dhulka lagu Aaso kula Qaraxday Lawaanjada Mahad-Alle. Dadka shacabka ah ayaa la sheegay in lagu daad-gureeyay Laba Gaari oo kuwa Raaxada ah iyo Gaari Booliis ah lamana...

Post

Ajaaniib lagu qabtau degmada Hobyo & halka ay ku sii jeedeen.

Dhuusmareeb ( Raxanreeb ) Hay’adaha amniga Galmudug ayaa gacanta ku dhigay 20 nin oo ajnabi ah, kuwaas oo ka yimid dhanka degmada Xaradheere ee gobolka Mudug. Wararka ayaa sheegaya in xubnahan lagu qabtay meel u dhaw xeebta degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Waxa lagu soo waramayaa in ay  doonayeen in  dooni ay  ka raacaan xeebta...