Day: November 18, 2022

Home » Archives for November 18, 2022
Post

WAR CUSUB : Faahfaahin laga helayo dagaal ka dhacay deegaano hoos yimaada Moqokori.

Beledwayne ( Raxanreeb) Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa iska hor imaad  u dhaxeeyay ciidanka Dowladda  iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ku dhaxmarayb deegaanka Mabaax oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Moqokori . Iska hor imaadka ayaa yimid  markii kooxaha deegaanka  ee  Macawiisleeyda iyo kuwo Dowlada weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisimaha Al-shabaab ay...

Post

Muxuu ku saabsanaa kulanka Golaha Shacabka & maamul- goboleedyada?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan isxogwareysi iyo qado la qaatay guddoomiyeyaasha golaha wakiiladda dowladaha xubanaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ku weheliyay guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sarre Mudane...

Post

Soomaaliya oo saxiixday baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa.

Dublin ( Raxanreeb ) Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa saxiixay baaqa caalamiga ah ee xakamaynta hubka qarxa in lagu isticmaalo goobaha dadweynuhu joogaan. Baaqan oo ah kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee heer caalami ah ayaa looga golleeyahay in lagu ilaaliyo dadka rayidka xilliyada...

Post

MD Xasan Sheekh oo bilaabaya socdaal uu ku kala bixinayo maamul- goboleedyada.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri ah bilaabi doono socdaal uu ku tegi doono qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa safarkiisa ka bilaabi doono gobolka Hiiraan, waxa uuna tegi doonaa furimaha dagaalka ee lagula dagaalamay Ururka Al- Shabaab. Madaxweynaha ayaa sidoo kale tegi doono Galmudug,...

Post

Xanibaad safar oo lagu soo ragay Maareeyaha Hay’adda duulista Rayidka.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa ammar ay soo saaraty waxaa lagu sheegay in xayiraad dhanka safarka ah lagu soo rogay maareeyaha hay’adda duulista rayidka Axmed Macallin Xasan. Maxkamadda ayaa sheegtay in ay horey u soo saartay xukun loo sameeyey mid ka mid ah howl-wadeenada hay’adda taas oo ah Gabar lagu magacaabo Fatxi...