Day: November 19, 2022

Home » Archives for November 19, 2022
Post

Madaxwayne Xasan Sheekh ” Al- Shabaab waa maafiyo waa in sidaas loo ogaadaa “

Baxdo (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo ka mid ah deeganada laf dhabarta u ah halganka socda ee ka dhanka ah Argagixisada, waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Wasiirro, Xildhibaanno iyo shacabka...

Post

Maxaa ku soo kordhay xayiraadii safarka Maareeyaha Hay’adda duulista Rayidka ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamdda gobolka Banaadir ayaa xayiraadii dhanka safarka ka qaaday Maareeyaha Hay’adda duulista Rayidka. Warqad ka soo baxday Maxkamadda gobolka ayaa lagu cadeeyey in Maareeyaha uu horyimid Maxkamadda maanta oo ay taariikhdu tahay 19/11/2022 una hogaansamay u yeeristii Maxkamadda wuxuuna sidoo kale la wadaagay warbixintii ay doonaysay ayaa lagu yiri qoraalka. ugu danbeyntii...

Post

Wiil dhalinyaro oo Bajaajle ah ayaa lagu dilay degmada kaaraan.

Muqdisho (Raxanreeb )Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka ayaa la sheegay in maanta degmada Kaaraan ee Muqdisho ku dilay Wiil dhalinyara ah. Askariga dilka geystay ayaa la sheegay inuu ka mid yahay ilaalada Guddoomiyaha degmada Kaaraan Abshir kaaraan. Ehellada Marxuumka ayaa Meydka wiilka dhalinyarada geeyay isbitaalka Keysaneey ee Muqdisho,iyagoo sheegaya in ay ka rajeynayaan maamulka...

Madaxwaynaha DFS oo hadal ka jeediyay meel fagaaraha oo ku taala Maxaas.
Post

Madaxwaynaha DFS oo hadal ka jeediyay meel fagaaraha oo ku taala Maxaas.

Maxaas (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah dagaalka looga soo horjeedo argagixisada, waxaana wafdiga Madaxweynaha halkaas kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeen ka Hirshabelle Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,Xildhibaanno, Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo shacabka deegaanka. Madaxweyne...

Post

DEG -DEG : Seddax qof oo lagu toogtay Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Seddax ruux oo shacab ah ayaa lagu diley goordhow suuqa bakaraha ee magaalada MuqdishoKooxda dilka fulisay ayaa la sheegay in goobta ay isaga baxsadeen waxaana durbadii soo gaaray ciidanka Dowladda. Lama oga sababta dilka seddaxdan qof oo la sheegay in qaarkood ay ahaayeen ganacsato . Dhawr mar suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho...

Post

War Kooban : Ciidanka Amniga  oo Qarxiyay Gaari  miino lagu xiray.

Muqdisho (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya degmada  Boondheere  ayaa sheegaya in qarax lagu xiray gaari raaxada ah oo jugtiisa laga maqlay xaafadaha degmadaas. Ciidamda amniga  gaar ahaan  kuwa qaraxyada ayaa qarxiyay gaariga miinada lagu xiray sida dadka degaanka ay inoo xaqiijin. Wali lama warin khasaaro ka dhashay baabuurka la qarxiyay ,saraakiisha amnigana wali kama aysan...

Post

Askar ka tirsanaa Jubbaland oo dil lagu fuliyay.

Kismaayo (Raxanreeb ) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo horay dilal kala duwan uga gaystay magaalada Kismaayo. Ragga Qisaasta lagu fuliyay saaka ayaa kala ahaa Wayrax Khaliif Yuusuf oo 25-kii November 2020-kii dil u gaysatay Marxuumad Xaliimo Cali Roobow, Sidoo kale Yuusuf Xuseen Cabdi...