Waxaa fuliyay qaraxa qof isku soo xiray waxyaabaha qaraxa xilli ay socotay qorista dhallinyaro doonaysay in loo qaato ciidanimo.
Day: November 5, 2022
DEG-DEG : Qarax ka dhacay Degmada Wadajir ee Muqdisho + Goobta uu ka dhacay.
War horudhac ah ayaa sheegaya in qaraxan qofkan isku soo xiray si gaar ah uu uga dhacay Xerada ..
WARBIXIN & XOG : Khaldaa ma khaldo !
Arintan ayaa ka dabeysay ka dib markii xubno ka mid ah Al Shabaab ay ku qaraxday..
Cali Guudlaawe oo baaq u diray shacabkii ka barakacay Masjid Cali Guduud
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Al-Shabaab laga xureeyay deegaanka cali gaduud ay dhibaato badan ay ku hayeen bulshada ku dhaqan degmadaan isagoo xusay in dadkaan ay ka qaadan jireen xoolo baad ah
Somaliland oo beenisay inay taageerto Ururka Al-Shabaab
Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Jen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan-geliso kooxaha Argagixisada ah.
Xaaladda Galhareeri & Ciidanka oo u ruqaansaday deegaano kale.
Warark RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas , ay ka socdaan howlgalada ciidanka ay ku baratarayaan amaanka.
Muhiim miyaa heshiiska Iskaashi ee Sirdoonka Soomaaliya iyo itoobiya ?
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasime ku xigeenka Hay’adda Sirdoonka Itoobiya