Madaxweynaha ayaa madasha shirka uu ku qabsoomay waxa uu kulammo kula qaatay Madaxweyneyaasha, Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle,
Day: November 7, 2022
Galmudug ‘’ Kooxda Al- Shabaab way ku jabeen dagaalkii Qaayib ee Gobolka Galgaduud ‘’
Ciidanka Dowladda Federaalka, Daraawiishta DGalmudug oo kaashanaya Dadka Deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa
Golaha Shacabka oo war ka soo saaray dilka wiil dhallinyara ah oo ka dhacay Muqdisho.
Alle ha u naxariistee Cabdiraxmaan Cumar Abshirow ayaa la dhashay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabk
UAE and Egypt recruiting and training secret Somali forces
Among those housed at Mogadishu's Damanyo barracks is the younger brother of Mustafa Abdullahi.
Madaxweyne Laftagareen abaabul dagaal ayuu ka wadaa gobolka Bakool.
Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool waxaa ka socda u diyaar Garowga Howlgallo ka dhanka ah Al-Shabaab
FAALLO : Dhaliilaha amni ee jira & habacsanaanta Hay’adda NISA.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay TV –ga Dalsan ee fadhigiisu yahay Muqdisho ayaa shaki galiya
Sidee Dowladda Soomaaliga uga hadashay dagaalkii ka dhacay Qaayib ?
General Caanood ayaa sidoo kale warbaahinta Qaranka u sheegay inay khasaaro gaarsiyeen kooxda Al-Shabaab.
Waa kuma Wiilka dhallinyarada ah ee lagu dilay Muqdisho ?
Dilka wiilkan dhallinyarada ayaa warar horudhac ah oo soo – baxaya waxa ay sheegayaan in salka ku hayo dhac koox hubaysan ay la damacsanayeen marxuumka.
Cali Guudlaawe “deegaanadii laga xoreeyay Shabaab dadka ku nool waxay ahaayeen Maxaabiis cml”
Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saacadihii lasoo dhaafay kormeer ku maray deegaanadii laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Farxaan Jimcaale oo warbaahinta ku qaaday weerar tabinta warar Al-Shabaab
Weriyaasha Soomaaliyeed ayaa kulan duco ah magaalada Muqdisho ugu sameeyay Maxamed Ciise Koonaa iyo Cabdullahi Jaamac oo ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday qaraxyadii Soobe 2.