Day: November 29, 2022

Home » Archives for November 29, 2022
Post

Askari saakay geestay dil carro badan dhaliyay oo lasoo qabtay loona gudbiyay Maxkamad.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ciidamada amaanka degmada Balcad ayaa gacanta ku soo dhigay Askarigii  la sheegay in 10-kun Shillings Soomaali darteed u diley darawal miskiin ahaa. Askariga dilka ku edeysan  ayaa  xabsiga la dhigay isagoo jeebeysan, Wuxuu isku dayay inuu ku baxsado dhul beereed isagoo daqiiqado isku dayay inuu iska caabiyo askartii eryanaysay balse markii...

Post

Soomaali ku xiran xabsi ku yaalla Niger oo ay booqdeen masu’uliyiin katirsan DFS

) — Wasiiru dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Abdisalam Sharif Hussein oo qeyb ka ahaa wefti uu hoggaaminaayey Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka XFS mudane, Saalax Axmed Jaamac oo dalka Niger kaga qeyb-galaayey shir madaxeed uu soo qaban-qaabiyey Midowga Afrika kaas oo loogga hadlaayey Warshadeynta Afrika

Masuul ka tirsan maamulka degmada Kaxda oo dil ka badbaaday.
Post

Masuul ka tirsan maamulka degmada Kaxda oo dil ka badbaaday.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax nooca miinada soo boodada ah ayaa ka dhacay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir. Sida ila xog ogaal ah ay sheegeen qaraxa ayaa lala eegtay Xoghayaha Degmada kaxda Ibraahim Muxiyadiin Macow xili uu marayay isbitaalka Meersi waaxda koobaad ee jeneraal liiq liiqato . Ma cada qasaraha soo gaaray xogayaha iyo Ciidamadii...

Post

Talibanta Pakistan oo ku dhawaaqay weeraro ka dhan xukuumadda Pakistan

Garabka hubaysan ee Taliban ee ka dhisan dalka Pakistan ee loo yaqaano Tehrik-e-Taliban Pakistan (TTP), ayaa ku dhawaaqay inay ku amreen dagaalyahanadooda inay qaadaan weeraro argagixiso oo ka dhan ah dawladda Pakistan, arrintaas oo soo afjaraysa xabbad-joojintii halka dhinac ahayd ee kala dhexeysay xukuukadda dalkaas.

Post

Qoys ka kooban 10 qof oo aano – qabiil loogu laayay Sh. Dhexe.

Warsheekh  ( Raxanreeb ) Qoys ka koobnaa gabar, wiil 10 sano jir ah, iyo ayeeydeed ayaa aano qabiil loogu dilay deegaan hoosyimaada dagmada Warshiiq ee gobolka Shabelaha Dhexe. Qoyska  dil wadareedka loogu geystayTuulada Xaluule ee degmada Warshiikh waxa ka mid ahayd gabar  lagu magacaabi jiray Safiya Sheekh Abuukarow oo baraha bulshada sawirkeeda aad looga hadal...