Day: November 21, 2022

Home » Archives for November 21, 2022
Post

Dowladda Federaalka ” Miisaaniyadda waxbarashada dalka waa la kordhinayaa”

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay munaasabad lagu maamusayey maalinta macallinka oo lagu qabtay Muqdishu ayaa sheegay inay dawladdu kordhsiay miisaaniyadda sannadkan soo socda si loo kordhiyo macalimiinta la tababarayo. Madaxweynaha  Dowladda Federaalka ayaa tilmaamay in dowladda  ay dadaal ku bixinayso dib u habeynta nidaamka waxbarashada dalka, taas oo...

Post

WARBIXIN : Dagaalka NISA iyo Shabaab & saameynta ganacsiga Suuqa Bakaaraha

Muqdisho ( Raxanreeb )  Suuqa Bakaaraha oo ah suuq ganacsi oo halbowle ah ayaa muuqanaysa in markaan saameyn uu ku yeeshay dagaalka wajiga cusub galay ee Al- Shabaab iyo Dowladda Soomaaliya. Ciidanka Hay’ adda NISA ayaa 24kii saac ee la soo dhaafay qaaday talaabooyin ka duwan kuwii hore waxa ayna ka sameeyeen suuqa Bakaaraha howlgal...

Post

Maxay yihiin xeerarka uu buriyay MD Xasan Sheekh iyo kuwa cusub ee soo saaray ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharciga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanadkii 2020-ka, kuwaas oo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay tilmaameen in ay khilaafsan yihiin habraaca Dastuurka kmg ah uu tilmaamayo. MARKUU ARKAY: Qodobka 4aad, Faqradiisa 1aad ee Dastuurka...

Post

Soomaaliya oo doonaysa 2023 in laga qaado cunaqabataynta hubka ee saaran.

Dublin ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galangal ugu jirta sidii dalka loogu qaadi lahaa cuna qabataynta hubka saaran xilli dhawaan la kordhiyay muddada cuna qabataynta saarnaan doonto dalka. Shir looga hadlayo sida ay tahay in dowladda loogu gacan siiyo ayaa ka qabsoomay magaalada Dublin ee dalka Ireland. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar...

Muxuu ahaa shirka Guddoomiye Adan Madoobe & safiirka imaaraadka?
Post

Muxuu ahaa shirka Guddoomiye Adan Madoobe & safiirka imaaraadka?

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah la qaatay danjiraha cusub ee dalka Imaaraadka Carabta Amb. Ahmed Jumah Alromaith. Safiirka cusub ee dalka Imaaraadka Carabta oo Guddoomiyaha salaan uga siday shacabka iyo dowladda Imaaraadka ayaa sheegay in...

Aadan Barre Ducaale ” Ciidanka Kenya kama bixi doonaan Soomaaliya “
Post

Aadan Barre Ducaale ” Ciidanka Kenya kama bixi doonaan Soomaaliya “

Nairobi ( Raxanreeb ) Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidankeeda ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya , inta xasilooni lagu soo dabaalayo Soomaaliya. Hadalkan waxaa sheegay Maanta oo Isniin ah Wasiirka difaaca dalka Kenya Aadan Barre Ducalle. ”Ciidamada Kenya waxay sii joogi doonaan Soomaaliya illaa nabadda laga soo celinayo”  ayuu yiri Wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan...

Post

Maxamed Waare oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka Al-Shabaab

Madaxweynihii hore ee HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare, oo bogaadiyay guulaha ay Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaankuba ka gaarayaan gulufka maleeshiyada Al-Shabaab looga saarayo deegaanada HirShabelle, ayaa dhanka kale sheegay inay ka shaqayn doonaan, sidii dhallinyada la marin habaabiyay ay noloshooda u badbaadin lahaayeen