Day: November 22, 2022

Home » Archives for November 22, 2022
Post

Nabaddoon lagu dilay degmada Cadale

Cadale ( Raxanreeb ) Nabadoon Muqtaar Axmad Maxamad Xasan ayaa Maanta lagu Dilay Degmada Cadalle ee shabeellada dhexe kaddib markii uu qaadayay Isbaaro ay dhigteen Xubno ka tirsan Ciidanka Milatariga iyo kuwa Maleeshiyaad ah sida la wariyay. Nabadoonka la Dilay ayaa kamid ah Waxgaradkii ku baxay Colaaddii ka taagnayd Deegaanno hoos-yimaada Degmada Caddale ee Shabeellada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Qatar
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Qatar

Muqdisho (Raxanreeb) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalkeenna Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi. Danjire Al-nuceymi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda soo gaarsiyey salaan iyo farriin muujineysa ixtiraamka qarannimada iyo xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada...

Post

Madaxwayne Xasan Sheekh Muxuu ka qabanayaa degmada Cadale ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku wajahan Gobolka Sh/dhaxe gaar ahaan Degmada Cadalle. Warar ayaa  sheegaya in Wafdi hordhac ah socdaalka  Madaxweynaha  saacadaha soo aadan ay ku wajahan yihiin Degmada Cadalle ee Sh/dhaxe. Marka Madaxwaynaha uu gaaro degmada Cadale  ee Shabeellaha Dhexe waxa uu halkaas kula kulmi doonaa saraakiisha ciidanka...