Day: December 19, 2022

Post

Faahfaahinta dagaal Ciidanka ATMIS iyo Al- Shabaab ku dhexmaray Qoryoolay Sh. Hoose

Marka( Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo kuwa Al- Shabaab. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii kooxda Al- Shabaab dagaal ay ku qaadeen fariisimo ciidanka ATMIS ay ku leeyihiin degmadaas. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in ay...

Post

Ciidanka Dowladda oo gaaray deegaano hor leh oo ka mid ah Sh. Dhexe.

Jowhar ( Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa  la wareegey deegaano hor leh oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Deegaanada ciidanka Dowlada ay la wareegeen waxaa ka mid ah  Ceel bacaad halkaas oo ay howlgal ka wadaan kooxaha kacdoonka. Sidoo kale ciidanka Dowladda Federaalka ayaa isku fidiyay  deegaanka Darul Nimco oo kaabiga ku...