Month: February 2023

Post

NISA & ganacsatada oo guntaha isugu jira howlgal ka bilowday Bakaaraha.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxa  ay ka bilaabeen howlgal lagu sheegay in amniga lagu sugayo. Ciidanka howlgalka fulinaya ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa Hay’adda Nabad sugida oo mararka qaar su’aalo waydiinaya ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii...

Post

Somaliland ‘’ 1xBet lama ogola in la cayaaro waa dembi  cidii lagu helaa ‘’

Hargaysa (Raxanreeb ) Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegtay in laga mamnuucay deegaanada ay ka taliso Barnaamijka khamaarka ee maalmahan ay ku waalan yihiin dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed ee 1xBet. Wasaaradu waxa ay sheegtay in diin ahaan iyo aqlaaq ahaan u wanaagsanayn shacabka Soomaaliyeed  khamaarkaas oo galaftay nolosha dad badan oo ku nool Somaliland. Guddoomiyaha...

Post

Dowladda oo Al- Shabaab oo fooda is daray & khasaaraha jira

Beledwayne (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay iska hor imaad saacado badan qaatay oo ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka. Dagaalka xoogiisa ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay degaanka  Afcad oo u dhaxeeya Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula burte ee gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa...

Post

Dowladda Soomaaliya oo guddi “qiimeyn” u diraysa dhulgariirkii Turky-ga

Muqdisho ( Raxanreeb )RW Hamza Abdi Bare ayaa Magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka Dalka Turkey. Gudiga la magacabay ayaa Waxaa ka mid ah, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Xasan Macalli Maxamuud in Guddiga qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka Dalka...