Day: February 9, 2023

Home » Archives for February 9, 2023
XOG :  Madaxda sar saree e Somaliland oo ku kala tagay dagaalka Laascanood
Post

XOG :  Madaxda sar saree e Somaliland oo ku kala tagay dagaalka Laascanood

Hargaysa (Raxanreeb ) Shirar kala duwan ayaa ka dhacaya magaalada Hargaysa kuwaas oo looga hadlayo xiisadaha ka taagan magaalada Laascanood ee gobolka Soomaaliya. Xogaha RBC uu ka helayo magaalada Hargaysa  ayaa sheegaya in madaxda sare ay isku khilaafeen in  laga soo saaro ciidanka ka  meelo ka mid ah gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn si...

Weriye dhaliili jiray Dowladdii Farmaajo oo laga dhigay Hanti-dhawrka Qaranka
Post

Weriye dhaliili jiray Dowladdii Farmaajo oo laga dhigay Hanti-dhawrka Qaranka

Muqdisho (Raxanreeb )  kulan  magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayay ku meel mariyeen Hanti- dhawrka Qaranka Soomaaliya Golaha ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Abuukaate Axmed Ciise Guutaale inuu noqdo Hanti-Dhawrka Guud ee Qaranka, Wasaaradda Maaliyadda ayaana golaha u soo jeedisay. Mudane Abuukaate Axmed Ciise ayaa ah aqoonyahan xilal...

Dagaalka ka socda Laascaanood oo maalintii  ‘’afaraad galay’’
Post

Dagaalka ka socda Laascaanood oo maalintii  ‘’afaraad galay’’

Laascanood (Raxanreeb ) Maalintii afaraad oo xiriir ah waxa magaalada Laascanood ee gobolka Sool ka dhacaya dagaal   barbar socda – hoobiyaal ,kuwaas oo gaysanaya khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dadka magaalada Laasacanood ee gobolka Sool ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay markale ay ku waabariisteen  dhawaqa rasaasta iyo hoobiyaasha ku dhacaya meelo badan oo magaalada...

Soomaali ku geeriyootay dhul-gariirkii ku dhuftay Turk-yga.
Post

Soomaali ku geeriyootay dhul-gariirkii ku dhuftay Turk-yga.

Istanbul (Raxanreeb ) Dhulgariirkii ku dhuftay magaalooyin ka mid ah dalka Turky-ga waxaa ka mid ah dadka waxyeeladu ay ka soo gaartay dad Soomaaliyeed oo ku noolaa magaalooyinka ay masiibadu ka dhacday. Inta badan waxaa la soo warinayaa in ay u badan yihiin arday halkaas wax ka baranaysay dadka Soomaalida ee ku geeriyooday dhulgariirka ka...

Garaad Jaamac ‘’Dagaalka uusan istaagi mayo  illaa Somaliland ka baxdo SSC’’
Post

Garaad Jaamac ‘’Dagaalka uusan istaagi mayo  illaa Somaliland ka baxdo SSC’’

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood waxaa wali ka soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee diidan maamulka Muuse Biixi Cabdi. Odayaasha deegaanka ayaa magaalada Laascanood qayb ka mid ah ku yeelanaya shirarka ay uga hadlayaan xaalada kacsan ee xalka loo helin ee ka jira gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn. Garaad Jaamac...