Day: February 2, 2023

Home » Archives for February 2, 2023
DFS oo Dowladda Norway kala hadashay xasilinta deegaannada laga qabsaday Al-Shabaab
Post

DFS oo Dowladda Norway kala hadashay xasilinta deegaannada laga qabsaday Al-Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo u wehliyo Agaasimaha Guud ayaa maanta ku qaabilay xarunta dhexe ee Wasaaradda u qaabilsanaha Safaaradda Norway ee Soomaaliya Haakon Svane iyo Madaxa Xirrirka Iskaashiga Horumarinta Erling hess Johnsen.

WARBIXIN : Dowladda oo doonaysa in doorasho la’aan lagu kala baxo KGS
Post

WARBIXIN : Dowladda oo doonaysa in doorasho la’aan lagu kala baxo KGS

Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay , waxaa ka bilowday wajiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta ee – gogolashiisa uu dhigay Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Wajigan labaad waxaa looga hadlayaa sida ay tahay in deegaanada maamulka Koonfur Galbeed lagu qabto doorasho la ogyahay waqtiga ay dhacayso , una siman yihiin...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo markii ”4AAD” dhageysan doonto kiiska xoghayaha SJS
Post

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo markii ”4AAD” dhageysan doonto kiiska xoghayaha SJS

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay in kiiska xorriyadda saxaafadda Soomaaliya ee uu hormuudka ka yahay Xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Abdalle Ahmed Mumin la dhageysan doono maalinta Isniinta 6da Febraayo 2023, saacaddu markay tahay 7:00am. Dhageysigan ayaa ah kii afraad tan iyo intii ay Maxkamaddu bilawday dacwaddan ku...

Bar Ciidan oo loo sii dhaweeyay Ex- Kantarool Afgooye.
Post

Bar Ciidan oo loo sii dhaweeyay Ex- Kantarool Afgooye.

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa maalmahan xoogga saaraysa sidii ay u xaqiijin lahayd ammaanka caasimadda oo marar badan ay ka dhaaceen falal amni darro.Baraha ciidanka ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sameynayay maalmihii la soo dhaafay isbedel si ugu yaraan loogu hortago falalka amni darro ee ka dhacaya magaalada Muqdisho.Meelaha qaar ayaa lagu kordhiyay ciidamo...

Post

Mareykanka ” Shirka Hoggaamiyaasha safka hore wxii ka soo baxay waan taageeraynaa ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in shirii dalalka safka hore ee ka dhacay Soomaaliya uu muujinayo sida Soomaaliya diyaar ay ugu tahay in ay ka soo kabsato dhibaatooyin badan oo Soomaaliya. War ka soo baxay safaaradda Mareynka ee Soomaaliya ayaa taageero loogu muujiyay shirkii ay Magaalada Muqdisho ugu soo dhamaaday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo...

Post

Xuska aas aaska ciidanka Somaliland oo laga diiday Sool , Sanaag & Cayn

Hargaysa (Raxanreeb ) Somaliland oo dagaal uu kaga furan- yahay gobolada Sool sanaag iyo cayn ayaa maanta oo ku beegsan aas aaska xuska ciidankeeda hakisay oo kama jiraan deeganadeed xuska maalintan oo sanadka kasta 02-02- la qaban jiray. Somaliland ayaa ciidamo fara badan u diray deeganada sanadkan uu culayska kaga furan yahay ee Sool sanaag...