In ka badan 28,000 oo qof ayaa ku dhintay Turkiga iyo Suuriya kadib dhulgariirkii Isniintii ku dhuftay dalalkaas. Kooxdaan Burundi u dirtay Turkiga marka ay gaaraan dalkaasi waxaa la geyn doonaa meelaha baahid ugu badan ay ka jirto marka ay timaado in la caawiyo dadka dhibaateysan.
Day: February 12, 2023
Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ku “gubatay” xeebta degmada Hobyo.
Hobyo ( Raxanreeb ) Doon u rarnayd Ganacsato Galmudug ah kuna soo jeedey Degmada Hobyo ayaa gabi-ahaanba dab qabsaday oo gubatay. Doonidaan ayaa ka soo shiraacatay magaalada Dubai ee dalka isu- taga imaaraadka carabta kuna socotay magaala Xeebeedka Hobyo. Sidoo kale doonidan ayaa u rarnayd ganacsato kale oo ka soo jeeda deegaanada kale ee dalka...
Dhimashada dhul-gariirkii Turkiga iyo Suuriya oo dhaaftay 28,000
Samatabbixiyeyaasha ayaa Axadda maanta ah burburka dhismayaasha ka soo hoos bixiyay ilmo yar oo toddobo bilood jir ah iyo gabar dhowr iyo toban jir ah, waana ku dhowaad toddobo maalmood kadib markii uu dhul-gariir xooggan ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Suuriya kaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 28,000.
AFRICOM ‘’12 -ka mid ah Al- Shabaab ayaa ku dilnay duqeyn xooggaan ‘’
Hobyo (Raxanreeb ) Ciidamada Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in 12 Al-shabaab ah ay ku dilaeen weerar ka dhacay duleedka degmada Hobyo ee gobolka Mudug. War ka soo baxay Taliska ciidanka AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta fulinteeda ay ka danbeysay ka dib codsi uga yimid , Dowladda Federaalka Soomaaliya. ‘’Weerarka waxa uu ahaa mid...
Ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo saldhig istaraatiiji ah kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay qaybo kamid ah gobolka Jubbaland, kaas oo ay guul ka sheegteen saraakiisha ciidanka huwanta.
Ma ogtahay tirada Soomaalida ee ku dhintay dhulgariirkii Turky-ga?
Istanbul (Raxanreeb ) Dalalka Turkgia iyo Siiriya waxa ka socda wali dadaalada lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo dadka ku jira dhimayaasha hoostooda ka dib dhul-gariirkii ku duftay dalalkaas. Waxaa sii kordhaya dadka ku dhintay dhulgariirka sida ay shaaciyeen kooxaha gurmadka ee ku howlan badbaadinta dadka ku waxyeeloobay dhulgariirka burburka dhismayaasha. In ka badan 28...
Somaliland oo Puntland ku eedeysay in ay ciidamo keentay aagga Tukaraq
Somaliland ayaa maamul-goboleedka Puntland ku eedeeysay in ay ciidamo ku soo daabuleyso aagga Tukaraq oo horey marar badan ay ugu dagaallameen iyaga iyo Puntland.
Waa side Xaaladda Laascaanood oo saaka markale dagaal uu ka qarxay ?
Laascanood (Raxanreeb ) Dagaal ka culus kii shantii maalin ee la soo dhaafay socday ayaa maanta ka socda gudaha iyo hareeraha magaalada Laascanod ee gobolka Sool sida ay sheegeen goobjoogayaasha. Dagaalka ayaa ka socda saaka bariga iyo koonfurta magaalada , halkaas oo laga maqlayo jugta hubka culus ee ay is dhaafsanayaan , ciidanka Somaliland iyo...