Day: February 25, 2023

Home » Archives for February 25, 2023
Jill Biden waxay ka dhawaajisay inay qaraabo la tahay Afrikaanka ee dimuqraadiyadda
Post

Jill Biden waxay ka dhawaajisay inay qaraabo la tahay Afrikaanka ee dimuqraadiyadda

Marwada koobaad ee Maraykanka Jill Biden ayaa Jimcihii sheegtay inay dareemayso xidhiidh qaraabonimo oo ay la leedahay Afrikaanka booqashadeedii lixaad ee qaaradda, iyadoo u sheegtay wakaaladda wararka ee Associated Press oo ay waraysi gaar ah siisay inay doonayso inay taageerto waddammada u dagaallamaya dimuqraadiyadda – “sida aan dareemayo inaan wax ka qabanno Mareykanka.”

Post

Kooxaha Kacdoonka  Laascanood oo saldhig ciidan kala wareegay Somaliland

Laascanood (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascanood ee goboolka Sool ayaa sheegay in markale maanta halkaas dagaal uu ka dhacay , waxaana bar bar socday dagaalkaas duqeymo xoogan. Wararka RBC uu helayo ayaa sheegaya in kooxaha Kacdoonka ay la wareegeen saldhigyadii ciidan ee uu ku sugnaa Taliyaha ciidanka Somaliland ee gobalka Sool ....

Post

Cayaalweero dhibaato ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Muqdisho (Raxanreeb) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa – gacan ku soo dhigay koox ka mid ah cayaaro weero dhibaato ka gaysanayay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in koox ka mid ah cayaar weeradan  gacanta ay ku dhigeen dhaawacyo ay  u gaysteen qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho....

Post

 Maxaa sababay buuq maanta hareeyay  kulanka Golaha shacabka ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo sabti ah waxaa buuq fara badan hareeyay kulan ay lahaayeen xildhibaanada  Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Buuqan waxaa la sheegay in ay sameeyeen xildhibaanada haweenka qaarkood kuwaas oo ka godoodsanaa baaritaan lagu sameeyo xildhibaanada sida  ay sheegeen qaar ka mid ah xildhibaanada. Waxa jiray amar la soo rogay  kaas oo...

Post

Xilhibaan Dowladda ay og tahay oo loo doortay Kursiga #86

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo sabti ah waxa magaalada Muqdisho lagu doortay kursiga  muranka badan uu ka taagan yahay ee HOP 86 kaas oo hore loogu diiday Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Doorashada kursiga GSH # 086 oo horey loo sii ogaa musharaxa kusoo bixi doona ayaa waxaa ku tartamay labo musharax oo midkood...