Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay camaabaareenayaan dagaalka lagu soo qaaday Magaalada Laascaanood, kaas oo ay sheegtay in ay ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland.
Day: February 7, 2023
Beesha caalamka oo war ka soo saartay dagaalka Laascaanood
Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.
DEG-DEG : Qarax dad rayid ah ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay Jowhar Sh.Dhexe.
Jowhar ( Raxanreeb ) Sida la soo warinaayo hal ruux ayaa ku geeriyoday labo kalane wey ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay Xaafada Horseed, ee magaalada Jowhar. Dad ku sugan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay ib qarax lagu weeraray guri ku xaafada Xaafada Horseed ee magaaladaas. Dhammaan dadka waxyeelada kasoo gaartay...
Dhimashada dhul-gariirka Turkey iyo Syria oo dhaaftay 5,000
Kooxaha gurmadka ee Turkey iyo Syria, oo ku shaqeynaya cimilo aad u qabow, ayaa weli wada inay dadka ka raadiyaan burburka dhismayaasha, ayada oo khasaaraha dhimasho ee dhul-gariirkii shalay ku dhuftay uu dhaafay 5,000 oo qof.
“Berri yaynaan xabaalaha dushooda ku heshiin” MD Xasan oo ka hadlay Laascanood
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in la muhiim ay tahay in la joojiya dagaalka dadka badan ku dhimanaya ee ka taagan gobolada Sool , Sanaag iyo Laascanood. Muuqaal laga soo duubay Madaxwaynaha Dowladda Fdederaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay joojinta dhiiga micna darrada loo daadinayo isla markaana wax kasta...
Farmaajo ”Ma ah in ay sii socdaan rabshadaha ka jira Laasacaanood ”
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka soconaya rabashadaha dadka deegaanka ay ku diidan yahay Somaliland waxaana 24-kii saac ee la soo dhaafay halkaas lagu dilay dad badan oo rayid ah. Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay rabashadaha wali ka sii socda magaalada Laasacnood ee gobolka Sool...
In ka badan 4,000 oo ku dhimatay dhulgariirka ka dhacay Turkiga
Istanbul (Raxanreeb ) Waxaa sare u kacaya khasaaraha dhimashada ee dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay qaybo ka mida dalalka Turkiga iyo Syria, subaxnimadii hore ee Isniintii, dhulgariirkaas oo cabbirkiisu gaarayey illaa 7.8. Wararka ugu dambeeyey ayaa sheegay in tirada dhimashadu ay haatan kor u dhaaftay illaa 4,000 kun oo qof, halka la aaminsan yahay in...
Maxay tahay iskaashiga Soomaaliya iyo Imaaraadka ka dhaxeeya
Golaha Wasiirada Xukuumadda JFS oo uu shir Guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyay heshiis Iskaashi Militari, Amni & la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada.
Wararkii ugu danbeeyay ee Laascaanood dagaal saakay aroortii ka dhacay
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in markale saaka aroortii hore uu dagaal culus dib uga qarxay gudaha magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka.