Day: February 16, 2023

Home » Archives for February 16, 2023
Soomaali lagu waayay dhulgariirkii  Turkey oo meydkoodii la helay
Post

Soomaali lagu waayay dhulgariirkii Turkey oo meydkoodii la helay

Ankara ( Raxanreeb ) Maydad hor leh oo dad Soomaaliyeed ah ayaa laga helay dhismayaasha hoostooda ee burburkii ka dhashay dhulgariirkii dhawaan ku dhuftay magaalooyin ka mid ah dalka Turky- ga. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Turkiga ayaa  xaqiijiyay in ay geeriyoodeen labo  Marxuum oo ka la ah Liiban osman Dirie iyo Abdulkadir ali...

Post

Nabadoon lagu “dilay” Beledwayne & Jahwareer ka taagan magaalada.

Beledwayne ( Raxanreeb ) Wararka caawa Raxanreeb uu ka helayo magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in halkaas koox hubaysan ay ku dileen mid ka mid ah nabadoonada magaalada. Kooxahan  ayaa Bartamaha xaafada Nurxawaad ee Beledwayne ku dilay Nabadoon C/Dullaahi Hassan Cawaale toora toor oo laga yaqaano magaalada. Dadweyne goobta ka dhawaa ayaa isku dayay in aysan...

Caga badan kuma taagna Laascanood !
Post

Caga badan kuma taagna Laascanood !

Laascanood (Raxanreeb )  Magaalada Laascanood markasta waxa laga filan karaa in ay ka dhacaan duqeymo iyo dagaal sabab la xiriirta in wali wax xal ah laga gaarin xiisada laga walaacsan yahay eek a jirta magaalada. Ku dhawad 10 maalin oo dagaal uu ka socdo keliya waa in dhinacyada loogu baaqay in ay joojiyaan dagaalka ay...

Post

Duqeyn & dagaal is bar bar socday oo ka dhacay Mudug ka dib waa sidee xaaladda ?

Wisil (Raxanreeb ) Saraakiisha amniga maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dagaalkii ka dhacay deegaanka Qaycad ee koonfurta mudug lagu dilay tiro badan oo kooxda Al- Shabaab ah. Waxa ay ku warameen sarakiishan inay dileen illaa 55 xubnood oo ka tirsan maleeshiyada kooxda Al-Shabaab, kadib dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Qaycad ee gobolka Mudug. Cabdi...

Post

NISA & ganacsatada oo guntaha isugu jira howlgal ka bilowday Bakaaraha.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxa  ay ka bilaabeen howlgal lagu sheegay in amniga lagu sugayo. Ciidanka howlgalka fulinaya ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa Hay’adda Nabad sugida oo mararka qaar su’aalo waydiinaya ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa ka danbeeyay ka dib markii...

Post

Somaliland ‘’ 1xBet lama ogola in la cayaaro waa dembi  cidii lagu helaa ‘’

Hargaysa (Raxanreeb ) Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa sheegtay in laga mamnuucay deegaanada ay ka taliso Barnaamijka khamaarka ee maalmahan ay ku waalan yihiin dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed ee 1xBet. Wasaaradu waxa ay sheegtay in diin ahaan iyo aqlaaq ahaan u wanaagsanayn shacabka Soomaaliyeed  khamaarkaas oo galaftay nolosha dad badan oo ku nool Somaliland. Guddoomiyaha...

Post

Dowladda oo Al- Shabaab oo fooda is daray & khasaaraha jira

Beledwayne (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay iska hor imaad saacado badan qaatay oo ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka. Dagaalka xoogiisa ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay degaanka  Afcad oo u dhaxeeya Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula burte ee gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa...