Day: February 21, 2023

Home » Archives for February 21, 2023
Post

FAAHFAAHIN : siduu u dhacay weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay Muqdisho ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Koox   ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar qarax ku bilowdey ku gashay guri uu leeyahay Jeneraal Ciidan oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Muqdisho. Guriga weerarka maanta lagu qaadat  waxaa daganaa kudhowaad 10 ruux oo kamid ah ciidanka macwiiisley  kuwaas oo ku soo dhaawacmay  dagaalka gobolka Hiiraan ka socda. Ilaa hadda ma cadda...

Post

Weerar ku billowday Qaraxyo oo lagu qaaday guri ku yaalla Degmada Cabdicasiis

Muqdisho (Raxanreeb ) Weerar  ku billowday Qaraxyo ayaa Kooxo hubeysan waxay ku qaadeen guri ku yaalla Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho. Guriga la weeraray ayaa sida la sheegay waxaa ku sugan in ka badan 10 ka mid ah dadka degaanka ee loo yaqaan Macawisley kuwaasi oo ku soo dhaawacmay dagaaladii dhawaan kooxa Al Shabaab lagula...

Shacab ku dhintay qaraxa ka dhacay Muqdisho & sarkaal ka badbaaday
Post

Shacab ku dhintay qaraxa ka dhacay Muqdisho & sarkaal ka badbaaday

Muqdisho (Raxanreeb ) Sarkaal ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaada ah ka badbaaday  qarax miino oo ka dhacay waddada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho . Qaraxan waxa ku dhintay laba qof oo shacab ah waxaa ku dhaawacmay ilaa todobo qof oo ka ag dhawaa halka uu qaraxa ka dhacay Taliyaha ka badbaaday qaraxa...

Post

XOG : Shirar ka dhan ah MD Xasan Sheekh oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (Raxanreeb ) Shirar hordhac ah oo saacadihii la soo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa sababay in labo beelood oo ka tirsan qabaa’ilka #Hawiye ay ku dhaawaaqaan qabashada kulamo kala gooni ah oo ay aayahooda uga arrinsanayaan, sida ay sheegeen siyaasiyiin u hadashay labada beelood. Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo u hadlay mid ka mid...

Post

Laascanood dagaal ayay ku waabariistay dhimasho & dhaawac ayaa jira

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood waxaa markale ka dhacaya iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha Kacdoonka. Dagaalka haatan socda ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xoogan yahay kuwii horay uga dhacay gudaha magaaladaasi. Ciidamada Somaliland ayaa waxaa la sheegay inay madaafiic ku garaacayaan Magaalada Laas-Caanood, kuwaas oo ku dhacay Guryo iyo Goobo...

Post

GAROOWE : Askar ku geeriyooday dagaal dhaxmaray ciidanka Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxa ka dhacay iska  hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac kaas oo dhaxmaray ciidamo ka wada- tirsan maamulka Puntland. Dagaalka  ayaa  la sheegay in ay   dhexmartay ciidamo ka tirsan Saldhiga  Booliska Puntland ee  magaalada Garowe. Wararka ayaa sheega in dagaalkaas ay ku dhaawacmeen3 Ruux oo shacab...