Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shir deg deg ah isugu yeeray laamaha amniga Dowladda Soomaaliya si looga hadlo xaqiijinta amaanka caasimadda. Shirkan oo loo arkayay mid muhiim ah ayaa xogaha RBC uu helayo sheegaya in aan lagu soo hadal qaadan weerar maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho ku dhaxmaray ciidamo ka wada...
Day: February 18, 2023
Dad ka bara kacay dagaalka Laascaanood oo u gudbay dalka Itoobiya
In ka badan 60,000 oo Soomaali ah, oo u badan haween iyo carruur, ayaa u qaxay Ismaamulka Soomaalida Itoobiya dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay, si ay uga baxsadaan iska horimaadyo iyo falal ammaan darro oo ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. In ka badan kala bar iyaga, ayaa yimid horraantii toddobaadkan.
BFS ‘’ 20% ayaan u jarnay mushaarkeena walaalaha Turky‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Barlamaanka – Soomaaliya ayaa cod gacan taag ah ku meel in mushaaradkooda laga jaro 20% si loogu gurmado dadka Turky-ga. Ka hor inta loo gudbin ajandaha ka doodista Hindise sharciyeedyada horyaalay Barlamaanka ayay ka hor ku soo hadal qaadeen xaaladda ka taagan dalka Turky-ga. Golaha oo arrintaan si qoto dheer uga...
‘’ Nabad sugidda Soomaaliya Gabadha lagu shukaansadaa ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaan ka tirsan Golaha Aqalka saree e Barlamaanka Soomaaliya ayaa shaki galiyay hufnaanta shaqo ee dhallinyarada ka mid ah Hay’adda Nabad sugidda Qaranka. Senator Maryan Faarax Kaahiye oo maanta oo sabti ah ka hor hadlaysay aqalka sare oo dood ka lahaa Hindise sharciyeedka NISA oo soo maray Golaha shacabka ayaa sheegtay in...
Deni oo tan & markii la doortay tagay Deegaanka Xaafuun
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa markii ugu horetsay waxa uu tahay deegaanka Xaafuun ka dib safari uu hore ugu tagay deegaanka Caluula. Safarka saciid Cabdullaahi Deni ayaa ujeedkiisa lagu sheegay in Madaxwaynaha maamulkaas uu doonayo in dadka deegaankaas uu kala hadlo arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka Puntland. Sidoo kale Madaxwaynaha Puntland ayaa...
DEG-DEG : Dagaal ka dhacay agagaarka Isgoyska ”Siinaay”ee Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo qilaaf soo wada dhexgalay Ayuu u dhexeeya dagaalka, waxaana ka maqlayaa rasaas xooggan. Lama oga waxa sababay iska hor imaadka ciidanka Dowlada ku dhaxmaray Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa gaaray halka uu dagaalka maanta ka dhacay kuwaas oo dhaxgalay labada ciidan...
Aqalka sare ma ansixin doonaa Hindise sharciyeedka NISA ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Sabti mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kuwaas oo dood ku yeelanaya dhawr Hindise sharciyeed oo Golaha shacabka hor yaala. Guddoonka Barlamaanka ayaa ka hor inta aan furmay ayaa digniin u diray xildhinaanada inta badan ka maqan fadhiyada Barlamaanka Soomaaliya Sido kale maanta...
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo xukun dil ah fulisay
Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa Xukun Toogasho ah ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi & Xasan Juulle Shaakir oo 10kii Janaayo 2023 si bareer ah u dilay Abuukar Maxamed Sheekh Nuuraani (Abirimo) oo ah Ganacsade & Cali Taliye Cariif oo Wade Bajaaj ah. Labadan askari ee xukunka dilka ah saakay lagu fuliyay ayaa...
Shir Madaxda Afrika ugu furmaya Adis Ababa & qorsha Madaxwaynaha ee shirka
Adis Ababa (Raxanreeb ) Madaxda wadamada Afrika ayaa lagu wadaa in magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ugu furmayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika. Shirkan ayaa la xariira ka qayb-galka meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika oo ka dhacaya Addis Ababa. Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo madax kale, ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Ururka...
Nin ku dilay xaaskiisa iyo dad kalaba Mareykanka
Nin ku hubeysnaa saddex qori, ayaa toogasho ku dilay xaaskiisii hore iyo shan qof oo kale, xilli uu weerar ka dhacay magaalo yar oo miyi ah, oo ku taalla gobolka Mississippi ee dalka Mareykanka, sida ay booliisku sheegeen.