Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa bilaabay baaritaan iyo iyaga oo dalbaday marqaatiyo ka dib markii meydad lagala baxay qabuuro ku yaalla gobolka waqooyi ee Limpopo.
Day: February 8, 2023
DF oo amarro dul dhigtay imaamyada Masaajidda
Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ammaro cusub oo la dul dhigay imaamyada masaajida, culimada iyo shacabka Soomaaliyeed .
Mareykanka oo Soomaaliya u tababaray ciidamo hor leh
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre oo maanta gaaray Saldhigga Ballidoogle ayaa u soo xiray tababar ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee xoogga dalka. Ciidamadan oo qaatay tababar sare oo ku aaddan difaaca dalka iyo ciribtirka Khawaariijta, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu ku boggaadiyay dadaalka ay muujiyeen mudadii ay ku jireen tababarka....
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dagaal ka dhacay Garoowe
Garoowe (Raxanreeb ) Iska hor imaadyo ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay ka dhaceen magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland . Goobaha iska hor imaadyada ay ka dhaceen ayaa lagu soo waramayaa in ay tahay goobaha loo qorsheyay in ay ka dhacdo isdiiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah ee Puntland. Israsaaseynta ayaa u dhaxeysa...
Maxay tahay arrinta Dowladda Federaalka ay uga guuleeysatay Ururka Al-Shabaab
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys oo maanta shir jaraa’id u qabtay xarunta Wasaaradda ayaa faah-faahin ka bixiyay wax-qabadka dowladda ee todobaadkii lasoo dhaafay, waxaana la taagnaa madaxa Hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef.
Biden “Laba sanno ka hor waxaa nidaamkeena dimoqraadiga soo wajahay halis‘’
Washington (Raxanreeb ) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay khudbaddiisii sannadlaha aheyd kula hadlay shacabka Mareykanka, waxaana uu ka horjeediyay labada aqal oo si wadaji ah u fadhiyay xarunta Koongareeska. Madaxweynaha Mareykanka ayaa mar oo ka hadlayay amniga waxa uu ku soo hadalqaaday dil ay Ciidanka Booliska nin dhallinyaro ahaa ugu gaysteen Gobolka Tennessee ee...
Maalintii Seddaxaad oo dagaal uu ka socdo Laascanood
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in , markale halkaas uu dagaal uu ka dhacay isla markaana uu ku sii fidiyo deegaano hor leh oo hoostaga magaaladaas. Dagaalkan ayaa daba socda dagaal xiriira ah oo maalmahanba ka jiray magaalada Laascanood ee gobolka Sool , halkaas oo dad badan ay ku dhinteen...
Halkee ka howlgali doonaan Ciidanka ‘’ATMIS ‘’ee soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Howlgalka ATMIS ayaa maanta oo Arbaca ah soo gaaray magaalada Muqdisho si ay qayb- uga noqdaan howlgalada ka dhan ah Al- Shabaab ee ka socda dalka. In ka badan 50 Askari oo ah Unug ka tirsan Booliska waddanka Ghana , ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka Aadan Cadde ee...
Dhimashada dhul-gariirka Turkey iyo Syria oo dhaaftay 7,800
Waxaa sii kordhay dadka ku dhintay dhul-gariirka xooggan ee ku dhuftay waddamada xad-wadaagga ah ee Turkiga & Suuriya waxaana weli socda baadi-goobka dadka la waayay xogtooda si looga salgaaro haddii ay nool yihiin oo ay ku hoos jiraan dhismaha burburay.
Axmed Faal oo isku qabanaya Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe & Duqa Degmada Jowhar
Jowhar (Raxanreeb) — Warqad ay soosaartay Madaxtooyada DG Hir-Shabeelle ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas Cali Guudlaawe Xuseen uu Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan xilkaas ugu daray Duqa Magaalada Jowhar. Warqadda ayaa lagu sheegay in markii uu Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen uu arkay muhiimadda ay leedahay in isbaddel lagu sameeyo qaab...