Ciidamada Suudaan ayaa ka digay in kooxda ugu weyn ee daba-galka ah ee dalkaas ay ciidamo ka abaabulaan magaalooyinka dalkaas.
Month: April 2023
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo ka jawaabay qoraal ay Somaliland uga hadashay arrinta Taiwan
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Fei Shengchao ayaa ka falcelinayay qoraal ay wasaaradda arrimaha gudaha ee Jamhuuriyadda Iskeed madaxbanaanida ugu dhawaawday ee Somaliland ku taageeraysay Taiwan.
MUQDISHO : Koox ‘’Kufsi ‘’ lagu eedaynayo oo la qabtay
Muqdisho (Raxanreeb ) Saraakiisha ciidanka Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in gacanta ay ku soo dhigeen koox la tuhmayo in kufsi ay ka gaysteen magaalada Muqdisho. Kooxdan ayaa gacanta lagu soo dhigay ka dib howlgal ciidanka Dowladda ay ka fuliyeen degmooyin ka mid ah magaalada Muqdisho. Hadal ka soo baxay Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa...
Arimahan dartood ma dhaqaaqi karaan wada- hadalada Soomaaliya & Somaliland
Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa la filayaa in ay dib u bilowdaan wada- hadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ka dib markii dhawaan Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay ergay wada- hadaladaas qaabilsan. Ergaygaas oo ah Cabdikariim Xuseen Guuleed aadna ay isugu dhaw yihiin Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa bilaabay durbadiiba , shirar gooni gooni ah oo...
WARBIXIN : Go’ doonka dadka Muqdisho !!
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka jira xilligan xaalado adag oo raadaad aan wanaagsan ku reebay shacabka ku nool magaalada Muqdisho , taas oo keentay in xitaa Dowladda Soomaaliya ciidamo hor leh ay gayso degmooyinka qaar ee caasimadda. Dad badan oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhibaato badan ay kala kulmaan si...
Dowladda Shiinaha & Xukuumadda Somaliland oo – guntaha isla galay
Hargaysa (Raxanreeb ) Hadalo dhaliyay dhiilo ayay baraha bulshada isku dhaafsadeen masuuliyiin ka kala socda Somaliland iyo Danjiraha China u fadhiya Soomaaliya taas oo hadal hayn badana ay ka dhalatay. Hadalada ay is waydaarsadeen Danjiraha Soomaaliya ee China ka dhashay ka dib markii wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ay sheegtay China ay wado duulaan ka dhan...
António Guterres muxuu ku arkay booqashadiisa Soomaaliya ?
Geneva (Raxanreeb ) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo booqasho lama filaan ah ku yimid Soomaaliya ayaa dib u noqashadiisa ka dib waxa uu faahfaahin ka bixiyay xaalada guud ee ka jirta Soomaaliya iyo sida ay tahay in loogu gudbo caqabadaha jira. António Guterres ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan ay wajahayso caqabado badan oo haddii...
Dalka India oo la qiyaasyo in ay ku nool yihiin 3,167 oo shabeel ah
Dalka ayaa haatan waxaa u hoy u yahay 3,167 shabeel waxayna 200 ka badan tahay tiradii sanadkii hore, ida lagu sheegay tiro koob lagu sameeyey.
Maxay tahay hadalka kasoo yeeray DF ee ku aadan Somaliland
La-taliyaha dhanka Sharciga ee Madaxweynaha Soomaaliya, Sharci-yaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa shaaciyay in aysan jirin siyaasad qaran oo dowladda federaalka ay ka dajisay hanaanka loo wajahayo wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland.
Taariikhda Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka oo Loo Dabaaldegayo
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April 2023 waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 63-aad ee kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo sanad walbo maanta oo kale loo dabaaldego. Waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka iyo meello...






