Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta , shuruucda horutebinta u leh amniga iyo qaadista cunaqabteynta hubka ee saaran Soomaaliya. Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira howlgallada socda ee lagu xasillinayo amniga guud...
Month: April 2023
Kenya : Ganacsiga Soomaalida oo dib u furmay.
Nairobi (Raxanreeb ) Dib waxaa loo furay , goobaha ganacsiga xaafada Islii ee magaalada Nairobi ka dib markii ay ku xirmeen rabashadihii maalmahii la soo dhaafay ka jiray dalkaas Arintan waxa ay ka danbeysay ka dib markii mucaaradka Kenya ee uu hoggaaminayo Raila- Odinga uu sheegay in ay hakiyeen dibadbaxyadii ay kaga soo horjeedeen maamulka...
Maalinta Miinada : Sanadkii 2022-ka 1,200 oo qof oo waxyeelaysay miinada
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah meelo badan oo Aduunka waxaa loogu dabaal- degayaa maalinta Qaramada Midoobay u aqoonsatay maalinta miinada oo maanta ku beegsan. Bayaan kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Soomaaliya sanadkii tagay 2022-kii ay wayxeello gaarsiisay Miino in ka badan 1,200 (Kun & laba Boqol ) oo qof oo...
QM oo ku baaqday $70 milyan oo lagu caawiyo Malawi, oo ay duufaan xooggani ku dhufatay
Qaramada Midoobay iyo hay'ada kale ee samafalka ayaa ku baaqay in lacag gaadhaysa $70.6 milyan lagu caawiyo dalka Malawi, gaar ahaan, dadka ay saamaysay duufaantii dalkaas ku dhufatay.
Maxaa isku xiraya qaraxa lala eegtay ATMIS & howlgalka ka socda caasimadda
Muqdisho (Raxanreeb ) Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa caawa soo buux dhaafiyay ciidamo aad u fara badan oo ka mid ah kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidankan ayaa waday howlgalo qof ka qof ah oo ciidanka ay u baarayeen dadka caadiga ee lugaynaya waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda. Meelaha ugu badan ee caawa howlgalkan...
Cabasho & banaanbax ka dhan ah NISA oo lagu qabanayo Muqdisho + xogo dheeraad ah
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka socda sida xogaha ay sheegayaan qaban qaabada banaanbax lagu doonayo in lagaga hadlo xarigga qaar ka mid ah saraakiil hore oo la soo shaqeeyay Madaxwaynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxaa lagu wadaa in dibadbaxan ay ka soo qayb galaan qaybaha bulshada iyo qaar ka mid ah ehlada saraakiisha...
Qarax ka dhacay waddada KM4 ee Muqdisho & cida lala eegtay
Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay wadada mashquulka badan ee KM4 ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ilaa iyo hadda aan la soo calamadeyn waxyeelo uu gaystay oo xaga rayidka ah ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan ATMIS. Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray ciidamo ka tirsan...
Ayana oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa ku guuleysatay Paris ciyaartii ugu horreysay ee marathon
Abeje Ayana oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa ku guulaystay tartanka ragga ee orodka Marathon-ka ee Paris maalintii Axadda, waxaanay ahayd orodkiisii ugu horreeyay ee uu ku tartamo meel fog, waxaana ku guulaystay Helah Kiprop oo Kenya u dhashay.
Raila Odinga oo yiri ‘’ Waa joojiyay dibadbaxyada ‘’
Nairobi (Raxanreeb ) Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga oo ku dhaawaqay inuu hakiyay dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda Madaxwayne Ruto. Maalmihii la soo dhaafay magaalooyin ka mid ah dalka Kenya waxa ka soconayay , dibadbaxyo sababay in waddooyinka qaar Dowlada ay dhigto ciidamo fara badan si looga hortago rabashadaha mucaaradka Madaxwaynaha Kenya Wiliman Ruto ayaa...
Degmo go’doonsan oo Al- Shabaab & Dowladda ku dagaalamay
Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxaa degan xaalada degmada Xudur ee gobolka Bakool halakas oo iska hor imaad ku dhaxmaray ciidanka Dowladda iyo kooxda Al- Shabaaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii sida la sheegay Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhigga Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ee degmada Xudur Saraakiisha...